Dad Shacab Ah oo Lagu Xidh Xidhay Dhulka Axmaarada & Xiisad Kadhalatay.

Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Bahardar ee xarunta Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in todobaadkan dhulka Xabashida lagu xidh xidhay dad aad ubadan oo shacabka Axmaarada ah.

Dadka todobaadkan laga qaqabtay dhulka Axmaarada oo aad ubadan ayaa lasheegayaa in aan wax war ah laga haynin meesha lageeyay dadkaas iyo in ay nool yihiin iyo in kale, waxaana lasheegayaa in dadkaas shacabka ah ubadan yihiin dhalinyaro da’yar.

Qoomiyada Axmaarada ee dagta woqooyiga wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa kamid ah qoomiyadaha aan ladhacsanayn sida ay wax usocdaan iyo qaabka taliska wayaanuhu uu wax umaareeyo, waxayna qoomiyadu kamid tahay dadkii kacdoonka kala hor tagay kooxdii TPLF.

Dhinaca kale waxaa Gobolka Axmaarada kajira dhaq dhaqaaq xoogan oo ay wadaa Jabhadaha hubaysan ee doonaya in ay ridaan taliska wayaanaha, isla markaana ay qoomiyada Axmaarada gaadhsiiyaan xornimo iyo cadaalad.

Dhinaca kale talisyada isbadalaya ee wayaanaha ayaa il gooni ah kuhaya Gobolka Axmaarada, waxaana lasheegayaa in xukuumada wayaanuhu ay aad ula socoto dhaq dhaqaaqa siyaasiyiinta udhashay qoomiyada Axmaarada.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Saraakiishii Tigreega Ahaa oo Labahdilay & Samore Yonis oo Cabanaya.
- May 22, 2018
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in saraakiisha ciidamada wayaanaha uu ...
Daawo Ethiopia Oo Loo Raray Kaydkii Shidaalka Haamaha Berbera Ee Somaliland
- May 22, 2018
Waxaa Laga soo Darinaayay In Shidaal La'aan ba'ani Kajirto Ethiopia Hadaba waxaa soo baxaysa ...
Daawo DEG DEG Sheikh Hassan Dahir Aweys oo Ammaan kala Dul dhacay Amina Muse & Naimo Qorane
- May 22, 2018
Sheikh Hassan Dahir Aweys oo Xabsi Guri ku Ah Magaalada Muqdisho ayaa Ammaan kala ...
Dalkii 3aad oo Safaaradiisa Ka Furtay Magaalada Al-Qudus.
- May 22, 2018
Dalka Paraguay ayaa shalay safaarad ka furtay magaalada Qudus, wuxuuna noqday dalkii saddexaad ee ...
Roobab Duufaan Watay oo Soomaaliya Ku Dhuftay & Khasaare Ka Dhashay.
- May 22, 2018
In ka badan 20 qof ayaa la rumaysan yahay inay ku geeriyootay halka kumannaan ...
Musuq-Maasuq Hadheeyay Masuuliinta Soomaaliyeed.
- May 22, 2018
Iyadoo lagu wado in 28ka bishan May magaalada Geneva ee dalka Switzerland uu ka ...
Saraakiishii Tigreega Ahaa oo Labahdilay & Samore Yonis oo Cabanaya.
- May 22, 2018
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in saraakiisha ciidamada wayaanaha uu ...
DEG DEG Daawo Madaxweyne Erdogen oo Shirqool dil ka Bad Baadey
- May 21, 2018
Waxaa horay Loogu Guul Daraystay Iskuday Afgambi Kadhan ahaa Madaxwayne Ordogan Hadana waxaa soo ...
Daawo Risal Wasaaraha Ethiopia Oo Soo Daayey 1,000 Maxaabiis Ethiopian Ah Oo Ku Xirnaa Saudi Arabia
- May 21, 2018
Dhaq Dhaqaaq yada Cusub ee uu layimid Risal Wasaaraha Ethiopia Waxaa Kamida Soodaynta 1,000 ...
Daawo Magaalada Godey oo Bisha Ramadaan Waxaa kusoo Batay Furniinka Dumarka
- May 21, 2018
Magaalada Godey oo Bisha Ramadaan Waxaa kusoo Batay Furniinka Dumarka