Dibu-curasho mise dulmi-curasho?

Wiilka aan madixiisu tin cad lahayn (Barbaar) Ee kaligii 30 gabdhood oo ugub ah mustaqbalkoodii dumarnimo god-dheer ku riday ayaan waydiiyey qolyo ka cabanayey oo ilasoo xidhiidhay: War muxuu ahaa kaasi oo waa ina’ayo? Waxay iigu jawaabeen waa “Dibu-curasho” magicii ayaan waydiiyey, waxay ii sheegeen waxaan magac ahayn.

Ogow Dulmi-curashadu waa siyaasad gundheer oo loogu talagaley inay dhaqanka Soomaalida la fal-gasho. Sidee ula falgasho? Waxay ula falgalaysaa markuu Wiil reer Gabo-gabo ahi xukumo isla tuulada Gabo-gabo Ee uu edeb-darro sameeyo laba luuqadood oo lagula hadlo ayaa meesha taalla dhaqan ahaan:

– Tan hore, dhibnanaha iyo qoyskiisu mar way baryootami karaan oo waxay odhan “Ina hebalow xumaanta nagadaa Adeer ama Abti laysma huridoonee” ama way baqe-diriri oo waxay odhan “Ina hebalow samee waxaad samayn, adduun dib u badane”

– Tan labaad, waa in Daalimka Odayaasha lafta uu kasoo jeedo looga cawdo ama iyaguba is xilqaamaan oo hoos ula faqaan oo ku yidhaahdaan “Waryaa dadka sidan u dhaan, Aabbahaa la gubye doqonka ahi”.

Dibu-curashadu luuqaddaas Soomaalidu ku xidhiidho ayaa meesha lagaga saaray. Bal adigu wiil-yar oo 30 jir ah oon Diin, dhaqan iyo damiir midna lahayn oo Afsoomaali ku hadli waxbana aan kuu dhaafayn si dheh!.

Waxay taagan-tahay “Adeer Jugufow ila hadal aan kuu duceeyee ama Hooyo Indha-casow kol uun ila hadal”.

Sidaa awgeed reer Shinniile waa inaad Juguf iyo Indha-case miidhan iska soo caydhiyaan, waa inaad afkiinna bartaan “MAYA”.

Farriintu waa:
#Barbaarta_Shinniile_Halays_Barbartaago

Ismaciil Cali Ismaciil

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo O N L F Iyo Urur kale oo heshiis dhexmaray
- Aug 19, 2018
Daawo Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya Oo Kaduulaysa hawlgalka ay qaadatay ee Midaynta Bulshada soomaalida ...
Daawo Xubnaha Ugu Muhiimsan Baarlamaanka Puntaland Oo Mooshin ka keenay DP World
- Aug 19, 2018
Shirkada D P World oo soomaaliya dhowr jeer oo hore galisay Buuq siyaasadeed Ayaa ...
Daawo Kaladadii Siyaasadeed Ee Farmaajo Galay Intuu Xilka Hayay
- Aug 19, 2018
Waxaa Jira Khalaad badan Oo Ay Ku dhaliilaan wax garad ka iyo siyaasiyiinta Soomaaliyeed ...
Daawo:Ujeed safarkii Madaxwayne Farmaajo iyo qodobadii ka soobaxay Kulankii Ismaciil Cumar Geele .
- Aug 18, 2018
Daawo:Ujeed safarkii Madaxwayne Farmaajo iyo qodobadii ka soobaxay Kulankii Ismaciil Cumar Geele .
Daawo Ciidamada liyuu police ka iyo War cusub oo kasoo baxay
- Aug 18, 2018
Xaalada Ciidamada New poliska oo waayadanba Qasnayd ayaa waxaa kasoo baxaysa War Kaduwan Kii ...
Daawo :Dhagaxbuur oo laga xusay Sanadguuradii ONLF iyo Wararkii ugu danbeeyay Magaalada Jigjiga
- Aug 18, 2018
Daawo :Dhagaxbuur oo laga xusay Sanadguuradii ONLF iyo Wararkii ugu danbeeyay Magaalada Jigjiga
Deg Deg Itoobiya oo Ciidankeeda Kala Baxaysa Xuduuda Eritrea.
- Aug 18, 2018
Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamadeeda ku sugnaa Jiidda hore ee xuduuda Eritrea ...
Daawo Sheekh Xasaan Oo Ka hadlay Taariikhda Geesiyada Soomaaliyeed
- Aug 18, 2018
Sheekh Xasaan ayaa Khudbad uu qabtay Kudheeraaday Soomaalida Geesinimadeeda iyo Sidayna Marnaba Gumaysi U ...
Daawo Warkii Ugu Dambeeyay Ee Ogadeniya
- Aug 18, 2018
Waxaa Kasii Daraya Xaalada Amaan ee Ethiopia Iyo Mida Ogaadeeniyaba Hadaba halkan kadaawo Warkii ...
Daawo CIIDAMADA Puntland OO saaka Lawareegay Saldhigyadii
- Aug 18, 2018
Ciidamada Maamulka Puntland ayaa Saaka weerar ku ekeeyay Deegaano ay Alshabaab haysteen . waxaa soo ...