JIG JIGA. DULMANE ABDIKARIM SHEIKH MUSE QALBI DHAGAX, HADII AAD XOG KA HEYSO FADLAN WAA MIHIM.

JIG JIGA. DULMANE ABDIKARIM SHEIKH MUSE QALBI DHAGAX, HADII AAD XOG KA HEYSO FADLAN WAA MIHIM

Sirdoonka dalka ISRAEL waxaa lugu tixgaliyaa heerkay ka gaadheen arruurinta xogta iyo baaritaanka dheer ee ay ku raadjoogaan shaqsi kasta oo halis ku ah ama soo maleegay burburka dalka ISRAEL. 1997 waxay magaalada Milan ee dalka talyaaniga ku dileen Dinito begio oo ahaa mafiyada talyaaniga kooxda uggu sareysa dhinaca kalena wuxuu ahaa masuul ku xidhan dowlada, wuxuu hubka iyo ducoments ka iibin jiray dalalka Syria, Iran, Hamas.

Xogta iyo inaad ogaatid sidey wax udhaceen waxay mustaqbalka kaa caawin doontaa inaad fahantid arrimahan soo socda oo mihim u ah mustaqbalka fog la,aantoodna ma sii ahaan kartid shacab nool oo kala saari kara nasteexa iyo cadowga dahsoon ee ka halis badan cadowga muuqda.

– Marka hore sooyaalka taarikhda ayaan lugu keydin si jeelasha soo socda ufahmaan duruufaha la soo maray
– Waxaynu ogaan oo kala saari dadka isku jirra ee wada huwan magaca dowlada laakin koox yar ayaa meel marisay dhaawaca intaas baaxada la egg. Hadaba, sidee ku soo saarnaa oo waliba maxkamad loo keenaa mustaqbalka.
– xogtu waxay kaa caawin inaad soo jeedo oo waliba kala fahanto cadaawada fog iyo midda dhow astaamaha lugu garto adigoo dusha saaranaya culeyska iyo duruufaha jira.

Dulmane abdikarim sheikh muse Qalbi dhagax, waxaa lugu sameeyay dhaqan ka baxsan somalinimo, islaanimo, ehelnimo, xitaa aan loo eegin dalka somaliya marxalada uu ka soo maray isagoo difaacaya jiritaanka sharafta somaliyeed. Hadaba, kuwa intaasi tixgalin siin waayay ee xitaa awoodi waayay iney la hadlaan wax garadkii faraha badnaa ee kala hadlay dulmane abdikarim sheikh muse Qalbi dhagax inaan lugu dag dagin arrinkiisa, waxay illaa tahay ineynu sii wadno baaritaanka xorta ah ilaa aynu gunta hoose ee xogta haleyno.

Waxan idinka codsanayaa shaqsi kasta oo xogtaasi igu caawin karro ama xitaa xuuraansi haya inuu illaa soo xidhidho fadlan. Private message iggu soo dir Facebook, Waxaad kaloo isoo diri kartaa teleefan lagaa hello si aan kuula soo hadlo. Haka daalli in wareysi lala yeesho dhamaan wasiirada, agaasimayaasha, military, sirdoonka, baarlamanka iyo gollaha sare dhamaan inta ku jirta ee aad garaneyso si walba.

Walaalkin Mujahid.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo O N L F Iyo Urur kale oo heshiis dhexmaray
- Aug 19, 2018
Daawo Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya Oo Kaduulaysa hawlgalka ay qaadatay ee Midaynta Bulshada soomaalida ...
Daawo Xubnaha Ugu Muhiimsan Baarlamaanka Puntaland Oo Mooshin ka keenay DP World
- Aug 19, 2018
Shirkada D P World oo soomaaliya dhowr jeer oo hore galisay Buuq siyaasadeed Ayaa ...
Daawo Kaladadii Siyaasadeed Ee Farmaajo Galay Intuu Xilka Hayay
- Aug 19, 2018
Waxaa Jira Khalaad badan Oo Ay Ku dhaliilaan wax garad ka iyo siyaasiyiinta Soomaaliyeed ...
Daawo:Ujeed safarkii Madaxwayne Farmaajo iyo qodobadii ka soobaxay Kulankii Ismaciil Cumar Geele .
- Aug 18, 2018
Daawo:Ujeed safarkii Madaxwayne Farmaajo iyo qodobadii ka soobaxay Kulankii Ismaciil Cumar Geele .
Daawo Ciidamada liyuu police ka iyo War cusub oo kasoo baxay
- Aug 18, 2018
Xaalada Ciidamada New poliska oo waayadanba Qasnayd ayaa waxaa kasoo baxaysa War Kaduwan Kii ...
Daawo :Dhagaxbuur oo laga xusay Sanadguuradii ONLF iyo Wararkii ugu danbeeyay Magaalada Jigjiga
- Aug 18, 2018
Daawo :Dhagaxbuur oo laga xusay Sanadguuradii ONLF iyo Wararkii ugu danbeeyay Magaalada Jigjiga
Deg Deg Itoobiya oo Ciidankeeda Kala Baxaysa Xuduuda Eritrea.
- Aug 18, 2018
Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamadeeda ku sugnaa Jiidda hore ee xuduuda Eritrea ...
Daawo Sheekh Xasaan Oo Ka hadlay Taariikhda Geesiyada Soomaaliyeed
- Aug 18, 2018
Sheekh Xasaan ayaa Khudbad uu qabtay Kudheeraaday Soomaalida Geesinimadeeda iyo Sidayna Marnaba Gumaysi U ...
Daawo Warkii Ugu Dambeeyay Ee Ogadeniya
- Aug 18, 2018
Waxaa Kasii Daraya Xaalada Amaan ee Ethiopia Iyo Mida Ogaadeeniyaba Hadaba halkan kadaawo Warkii ...
Daawo CIIDAMADA Puntland OO saaka Lawareegay Saldhigyadii
- Aug 18, 2018
Ciidamada Maamulka Puntland ayaa Saaka weerar ku ekeeyay Deegaano ay Alshabaab haysteen . waxaa soo ...