Gumaysiga Itoobiya Oo Koronto La’aani soowajahday

Biyo xireenka Gibe III ayaa ah mid ka mid ah goobaha ugu muhiimsan ee Itoobiya ka hesho quwadda korontada
Koronto la’aan baahsan ayaa saameysay guud ahaan waddanka Itoobiya kaddib markii ay xalay cilad farsamo ku timid mid ka mid ah biyo-xireennada korontada laga dhaliyo ee dalkaasi.

Koronto la’aantan ayaa bilaabatay xalay kaddib markii uu karkaarada goostay mid ka mid ah kanaallada biyo-xidheenka Gibe III oo ku yaalla Koofurta dalka Itoobiya.

Warbaahinta qaranka dalkaasi ayaa sheegeytay in injineerrada shirkadda korontada Itoobiya ay xalliyeen cilladdii.

Si kastaba ha ahaatee qaar ka mid ah meelaha ka baxsan caasimadda ayaysan wali u soo noqonin korontadii.

Biyo-xireenka oo laga dhaliyo 1,800 Megawatts oo quwadda korontada ah, ayaa ahmiyad u leh Itoobiya.

Koronto la’aanta dalkaasi ayaa ah mid soo laalaabata, inkastoo Itoobiya ay maalgashi wayn ku hayso biyo-xireennada quwadda korontada laga dhaliyo.

Waxay haatan webiga Nile ka dhiseysaa hannaanka quwadda korontada oo noqon doona kan Afrika ugu weyn.

Mashruucaas oo ay ku baxayso $4bn, ayaa waxaa ka soo horjeedsaday Masar oo sheegeysa in biyo-xireenkani uu saameynayo biyaha dalkeeda.

Wada-hadallo lagu xallinayo muranka u dhaxeeya Itoobiya, Masar iyo Suudaan ayaa dib u dhacay.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo dabaal dagii iyo soo dhawayntii OYSU ee Jigjiga
- Aug 17, 2018
Daawo Muuqaal Muujinaya Qaabkii Ururka O Y S U Loogusoo dhaweeyay Jigjiga Iyo Dabaaldaga.
Khadar dheere- Madaxa xarunta dhexe XDSHS Maxamed rashiid isaaq- afhayeenki baarlamaanka
- Aug 17, 2018
Khadar dheere- Madaxa xarunta dhexe XDSHS Maxamed rashiid isaaq- afhayeenki baarlamaank DDS Cabdi jamaal- wasiirki cadaalada Ibraahim ...
Maraykanka oo sheegay inuu Turkiga ku soo rogayo cunaqabatayn dheeraad ah
- Aug 17, 2018
Dowlada Maraykanka ayaa wacad ku martay inay wadanka Turkiga ku soo rogayso cunaqabatayn dheeraad ...
Shir Mucaaradka Itoobiya Ay Addis Ababa Kulahaayeen oo Burburay.
- Aug 17, 2018
Waxaa magaalada Addis Ababa lagu qabtay shir balaadhan oo ay kasoo qayb galeen in ...
Daawo:Wararkii ugu danbeeyay Maglada Jigjiga iyo Wafdigii OYSU oo wali halkasi
- Aug 17, 2018
Daawo:Wararkii ugu danbeeyay Maglada Jigjiga iyo Wafdigii OYSU oo wali halkasi  
Daawo Maamulka O Y S U oo jigjiga Kaqudbaynaya
- Aug 17, 2018
Waxaa Magaalada Jigjiga Gaaray Xubno Kasocda Ururka Dhalinyada Oysu Kuwaasi Oo Shaqooyin Midaynta Iyo ...
Daawo Xaaji Ali Shoocaac oo Markii Ugu Horaysay Shacabka Lahadlay Tagitaankii Abdi Ilay kadib
- Aug 17, 2018
Waxaa Markii Ugu Horaysay Shacabka Lahadlay Xaaji Ali Shoocaac Oo Shacabka Lahadlay Uguna baaqay ...
Xuska Sanadguurada 34 ee JWXO oo Dhagaxlay Lagu Qabtay.
- Aug 17, 2018
Maanta oo Khamiis ah taariikhduna ay kubeegantahay 16/8/18 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay laga xusay ...
Daawo Qoomiyada Tigreyga oo Shaaciyay Inay go’ayaan
- Aug 16, 2018
Waxaa Kasii Daraysa Xaaalada Ethiopia Kadib Markii Tigregu sheegeen Inay ka Go'een Itoobiya Warkaas ...
Daawo Qosolka Aduunka Wariye Cawke Su’aalihii ugu Qosolka Badnaa
- Aug 16, 2018
Qosolka Aduunka Wariye Cawke Su'aalihii ugu Qosolka Badnaa