Wuxuu yudhi “Waxaan haysannaa laba Urur” oo kala ah:

Jabhad 34 sano jir ah; muddo rubuc-qarni ah dagaal hubaysan kula jirtay dowladaha bariga Africa tan ugu xoogga wayn; dhistay ciidan Jabhad gobanimadoon ah kii ugu xoogganaa kadib dagaalkii qaboobaa Ee adduunka; Abaabushay ururo bulsho iyo jaaliyado 70 kor u dhaafaya oo daafaha caalamka oo dhan fidsan; dagaallo ku dhishay tobanaan kun oo ciidanka Ethiopia ah; goobaha dagaalka ku wayday kumanaan dagaal-yahan ah; xoog ku hor-istaagtay Shirikaad Caalami ah oo khayraadkooda boobaya; tobanaan jeer cadowgeedu ka dalbaday wadaxaajoodyo; dhistay isbahaysiyo Ururo mucraad ah oo xaqdoon ah lana riixa halganka lagu ridayo taliska; dooddo siyaasadeed iyo kuwo xuquuqul insaan ka gudbinaysa maxfallo iyo fagaarayaal heer caalami ah; fashilisay isku-dayo tiro-beel ah oo Meles reer Galbeedka kaga iibinayey in liiska Ururada Argagixisada Caalamiga ah lagu daro…. Iyo hee?

– Urur barakaysan oo dhismihiisii markii wakhti loo waayey lagu beegay maalmaha ciidda Christmaska; Urur lagu wato Laptop; Urur ka hawlgala Facebook; Urur muddadii yarayd Ee uu jiray madaxdiisu soo gashay ugu yaraan 20 toos/Live; soo galiyey Facebook ugu yaraan 2000 oo post (50% Dacaayad Ururka kore, 30% Ammaan Xisbiga OPDO iyo adkaynta midnimada Itoobiya, 20% Cabdi iley xilka halaga qaado); Urur uu dhawr Jeer qoraaladiisa soo xigtay Jawaar Maxamed; Urur aaminsan Itoobiyaanimo iyo Soomaalinimo (Madaxdiisaa qaarna Soomaalinimo aaminsan-yihiin qaarna Itoobiyaanimo)……..

Dadka oo dhan waxaan ugu baaqaynaa inay Ururka dambe taageeraan.
——————————

Aniga Farrrintaydu waa inaan Midnimada ilaalinno!.
Ismaciil ali ismaciil

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Kacdoono Kabilowday Gobolka Liibaan Ee Wadanka Ogadenia.
- May 25, 2018
Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Liibaan ee Koonfurta wadanka lagumaysto ee Ogadenia ayaa sheegaya ...
Daawo Muuqaal Kooban Oo Galabta laga Soo Duubay Jiida dagaalka Tukaraq
- May 25, 2018
Dagaalkii Tukaraq Oo Khasaare Badan Dhaliyay Hadaba Daawo Muuqaal Kooban Oo Galabta laga Soo ...
Masaajid Addis Ababa Lagu Dumiyay & Xiisad Kadhalatay.
- May 25, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya khilaaf ...
Saraakiisha Tigreega & Odayaasha Soomaalida oo Siwayn Isu Maandhaafsan.
- May 25, 2018
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in saraakiisha Tigreega ee wali ...
Deg Deg: Kacdoono Kabilowday Gobolka Liibaan Ee Wadanka Ogadenia.
- May 25, 2018
Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Liibaan ee Koonfurta wadanka lagumaysto ee Ogadenia ayaa sheegaya ...
DEG DEG Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaalkii Tukaraq ee Xalay Dhacay
- May 24, 2018
Daawo Dagaal Kulul Oo Mar la baad saakay Kabilawday Tukaraq HALKAN KA DAAWO
CAYDA SHACABKEYGA LOO SAFAY WAA CIQAAB LAGU QASBAY.
- May 24, 2018
Hordhac.. Marka hore inta aanan u jeedada qoraalkeygan een ugu magac daray ciwaanka kore ...
majiro cadow uga arxan-daran Cabdi iley laakiin Cabdi iley oo tagaa; ma’aha gumaysigii oo tagay, mana’aha dhammaadkii dulmiga.
- May 24, 2018
Waa markii imisaad?. Dadka reer Soomaaligalbeed horay uma soo marin, haddana majiro cadow uga ...
H. Warfaafinta JWXO oo Siminaar Saxaafadeed Usoo Xidhay Xubno Cusub.
- May 24, 2018
Gudoomiyaha hogaanka warfaafinta JWXO Mudane Hassan Moalin ayaa wuxuu usoo xidhay siminaar dhinaca saxaafada ...
Dilal Qorsheysan oo Laga Fuliyay Magaalada Muqdisho.
- May 24, 2018
Koox sheegatay in ay yihiin Daacish ayaa internetka kusoo bandhigay muuqaalo muujinaya askari dowladda ...