Dul joogso Waxaan maanta qoraalkayga ku soo Qaadan Adeer Ali Abdule Fihiye aabihii Qarnigan.

 

  1. Waxaan maanta qoraalkayga ku soo Qaadan Adeer Ali Abdule Fihiye aabihii Qarnigan

Adeer ali Da,ahaan waxaan ku Qiyaasayaa 78 jir Xoogleh oo ay Cibaadadu u sahashay Inuu U muuqdo 60 jir Xoogleh.

Ader Ali waa Abid halgame aan daali
Erega ugu adag ee Somali oo dhan ku Xasuusato ayaa Ah magaciisa Caanka ah ee Ali Shuaa oo Qori AK47 Ah uu isagu ila Baxay Shuaa ayaa Maanta somali meel walba oo ay Joogto Aaminsan tahay inuu Qori gaara(isah) yahay.

Adeer Ali jabhado badan ayuu Samayntooda iyo Qorshahooda ku luglahaa si Cadawgan Madaw la isaga kiciyo.
Kana mid Noqday masuuliinta ugu saraysa.

Marar badan adeer waa dhaawacmay oo waa Qayb kamida in alle da,diisa u barakeeyo.marar badan waa la xidhay.

Adeer waa Deeqsi Hadli Og
Waa quraaan Ruuq caadil ah,
Waa Run sheeg meel walba ha joogee
Oo waatuu ibrahim dheere malintuu Ethiopia isu dhiibay 2010 Su,aalihii in la xidho ader sababay waydiiyay.

Maanta isaga oo Addis ababa jooga ayuu Runta sheegay oo uu dhahay Maba aanan mooday in Shacabma Gadood ku jiro taas macnaheeda oo ahaa in la bahdilay

Adeer ali shuaa waxaan Jeaan lahaa isaga oo yar inuu Noo soo dhasho waloow Aan Hadana hayno Abdirashid Ali Shuaa.

Walal Share dheh

Guleed Cadnan

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo: Wadahadalkii ONLF & Ethiopia oo Bilowday Iyo Heshiis Hordhac ah.
- Sep 19, 2018
Waxaa Magaalada Asmara Kasocda wadahadallo udhaxeeya O N L F iyo Ethiopia Waxayna shaaciyeen ...
HASSAN SH MOHAMOUD MAXUU XAMAR KU ARKAY MAALMAHAN UU JOOGAY
- Sep 19, 2018
Madaxwaynihii Horee Soomaaliya Xasan Sheekh Mohamud ayaa dhawaan kusoo laabatay Muqdisho Hadaba halkan ka ...
Daawo:Dareenka dadwaynaha Heshiiska Is Afgarad ee ONLF iyo Itobiya.
- Sep 19, 2018
Shacabka Somaalida Ogadenia ayaa si Taxadar leh usoo dhoweeyay Heshiiska Is Afgaradka Hordhaca ah ...
Maxaan u Halgamaynay? oo Geerida isugu xukunay ?.
- Sep 19, 2018
Geeridu waa waxa ugu Khadhaadh ee Nooluhu si iskumid ah uga wada cabsado Bini'aadmiguna ...
Daawo:Gar-naqsiga Axmed madobe iyo Ergadii Farmaajo u diray.
- Sep 19, 2018
Waxaa magaalada Kismaayo Kulan xasaasiya kuyeeshay xubno isugu Jira Labada Aqal ee Barlamaanka Somaaliya ...
U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending operations on Wednesday.
- Sep 19, 2018
Out of an abundance of caution the U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending ...
Daawo Gobay Wadani ah Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf
- Sep 18, 2018
Gabay Guubaabo Wadani ah iyo Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf Daawasho Wacan.
O N L F iyo Ethiopia oo wada hadal Uga bilawday Asmara
- Sep 18, 2018
Waxaa magaalada Asmara ee xarunta dalkaERITREA ku kulmay Wefti kasocda Dowladda Itoobiya iyo Madaxada ...
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
- Sep 18, 2018
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
Deg deg:Go’aamo Hordhaca oo kasoo baxay wada Hadalkii ONLF iyo Itobiya.
- Sep 18, 2018
Waxaa Fiidnimadii caawa kasoo dhamaaday magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea wada Hadalo Halkaasi ...