Wararkii ugu dambeeyey ee Xaaladda magaalada Qabridahar:

– Ciidanka Wayaanaha iyo Maleeshiyada maamulka daba-dhilifka ah noocyadooda kala duwan (Liyuu booliis, booliis madani ah iyo Dabaqoodhi) ayaa magaalada Bandow kusoo rogay, mana jirto hal meherad ah oo furan
– Dadka la xidh-xidhay waa ilaa 400 oo qof, dhaawucu 61 qof ayuu kor u dhaafayaa, nooca dhaawacyada dadka ayaa isugu jira: Xabad toos ah, jidh-dhil iyo Isbuurasaho, waxaana isoo gaadhay dhawr qof magacyadood:
1. Cabdi Faarax Maxamed
2. Shukri Ayaanle
3. Khadra Cali
4. Jiilaani Shekh Maxamed
5. Fadxi Bashiir Xaaji
6. Shekh Xassan Maxamed.

Dhibaatada ugu wayn ee xadidaysa in khasaaraha dhabta ah la ogaado waxaa weeye dadka oon isku xidhnayn iyo kacdoonka oo gadood uun ku bilowday, waxaana xalay oo dhan socday xidh-xidh baahsan laakiin dadku way halganka way sii wadayaan ilaa daqiiqadda ugu dambaysa.

Dadka aan la xidhiidhay waxay dhammaantood codsanayaan in hiil iyo garab taag loo muujiyo oo Qurba-joogtu kacaan si aan kacdoonka loo dhicisayn dadkana mid mid loogu dilin.

#KACDOON_SHACAB

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Saraakiishii Tigreega Ahaa oo Labahdilay & Samore Yonis oo Cabanaya.
- May 22, 2018
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in saraakiisha ciidamada wayaanaha uu ...
Daawo Ethiopia Oo Loo Raray Kaydkii Shidaalka Haamaha Berbera Ee Somaliland
- May 22, 2018
Waxaa Laga soo Darinaayay In Shidaal La'aan ba'ani Kajirto Ethiopia Hadaba waxaa soo baxaysa ...
Daawo DEG DEG Sheikh Hassan Dahir Aweys oo Ammaan kala Dul dhacay Amina Muse & Naimo Qorane
- May 22, 2018
Sheikh Hassan Dahir Aweys oo Xabsi Guri ku Ah Magaalada Muqdisho ayaa Ammaan kala ...
Dalkii 3aad oo Safaaradiisa Ka Furtay Magaalada Al-Qudus.
- May 22, 2018
Dalka Paraguay ayaa shalay safaarad ka furtay magaalada Qudus, wuxuuna noqday dalkii saddexaad ee ...
Roobab Duufaan Watay oo Soomaaliya Ku Dhuftay & Khasaare Ka Dhashay.
- May 22, 2018
In ka badan 20 qof ayaa la rumaysan yahay inay ku geeriyootay halka kumannaan ...
Musuq-Maasuq Hadheeyay Masuuliinta Soomaaliyeed.
- May 22, 2018
Iyadoo lagu wado in 28ka bishan May magaalada Geneva ee dalka Switzerland uu ka ...
Saraakiishii Tigreega Ahaa oo Labahdilay & Samore Yonis oo Cabanaya.
- May 22, 2018
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in saraakiisha ciidamada wayaanaha uu ...
DEG DEG Daawo Madaxweyne Erdogen oo Shirqool dil ka Bad Baadey
- May 21, 2018
Waxaa horay Loogu Guul Daraystay Iskuday Afgambi Kadhan ahaa Madaxwayne Ordogan Hadana waxaa soo ...
Daawo Risal Wasaaraha Ethiopia Oo Soo Daayey 1,000 Maxaabiis Ethiopian Ah Oo Ku Xirnaa Saudi Arabia
- May 21, 2018
Dhaq Dhaqaaq yada Cusub ee uu layimid Risal Wasaaraha Ethiopia Waxaa Kamida Soodaynta 1,000 ...
Daawo Magaalada Godey oo Bisha Ramadaan Waxaa kusoo Batay Furniinka Dumarka
- May 21, 2018
Magaalada Godey oo Bisha Ramadaan Waxaa kusoo Batay Furniinka Dumarka