Fal argagax leh:degmada Awaare ee gobalka Jarar waxaa taariikh 12 bishan May 2018 ka dhacay fal kusfi ah

Tuulada Baarte oo hoos timaadda degmada Awaare ee gobalka Jarar waxaa taariikh 12 bishan May 2018 ka dhacay fal kusfi ah oo argagax leh.

Nin magiciisa lagu sheegay Axmed Xassan (Majuus) oo katirsan Maleeshiyaanka Maamulka daba-dhilifka ah ayaa kusfaday gabadh-yar oo 5 jir ah oo magaceeda lagu sheegay Ayaan Maxamed Cabdi-mataan.
Falkan argagaxa leh ayaa caddho iyo buuq ka dhaliyey tuulada.

Sida ay ii sheegayaan ilo-wareed ka tirsan isla kooxda, ninka falkan ku kacay ayaa u baxsaday xagga Woqooyiga Soomaaliya laakiin farriin kale oo hadda isoo gaadhay waxay sheegaysaa in meel xuduudka Soomaaliya u dhaw ay dad shacab ahi ku qabteen dambiilihii.

Falkani wuxuu imanayaa iyadoo uu socdo kacdoon ka dhashay dil ceejin ah oo loo gaystay – Alle haw naxariistee – Taysiir Cumar oo isla ciidanka maamulka daba-dhilifku ku dileen magaalda Qabridahar.

Dhammaan dadka soomaaligalbeed waxaan ugu baaqayaa inay sameeyaan kacdoon buuxa oo lagu diidan-yahay: dilka, dhaca, kufsiga iyo bahdilka lagu hayo.

#KACDOON_SHACAB
Ismaciil ali ismaciil

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Saraakiishii Tigreega Ahaa oo Labahdilay & Samore Yonis oo Cabanaya.
- May 22, 2018
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in saraakiisha ciidamada wayaanaha uu ...
Daawo Ethiopia Oo Loo Raray Kaydkii Shidaalka Haamaha Berbera Ee Somaliland
- May 22, 2018
Waxaa Laga soo Darinaayay In Shidaal La'aan ba'ani Kajirto Ethiopia Hadaba waxaa soo baxaysa ...
Daawo DEG DEG Sheikh Hassan Dahir Aweys oo Ammaan kala Dul dhacay Amina Muse & Naimo Qorane
- May 22, 2018
Sheikh Hassan Dahir Aweys oo Xabsi Guri ku Ah Magaalada Muqdisho ayaa Ammaan kala ...
Dalkii 3aad oo Safaaradiisa Ka Furtay Magaalada Al-Qudus.
- May 22, 2018
Dalka Paraguay ayaa shalay safaarad ka furtay magaalada Qudus, wuxuuna noqday dalkii saddexaad ee ...
Roobab Duufaan Watay oo Soomaaliya Ku Dhuftay & Khasaare Ka Dhashay.
- May 22, 2018
In ka badan 20 qof ayaa la rumaysan yahay inay ku geeriyootay halka kumannaan ...
Musuq-Maasuq Hadheeyay Masuuliinta Soomaaliyeed.
- May 22, 2018
Iyadoo lagu wado in 28ka bishan May magaalada Geneva ee dalka Switzerland uu ka ...
Saraakiishii Tigreega Ahaa oo Labahdilay & Samore Yonis oo Cabanaya.
- May 22, 2018
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in saraakiisha ciidamada wayaanaha uu ...
DEG DEG Daawo Madaxweyne Erdogen oo Shirqool dil ka Bad Baadey
- May 21, 2018
Waxaa horay Loogu Guul Daraystay Iskuday Afgambi Kadhan ahaa Madaxwayne Ordogan Hadana waxaa soo ...
Daawo Risal Wasaaraha Ethiopia Oo Soo Daayey 1,000 Maxaabiis Ethiopian Ah Oo Ku Xirnaa Saudi Arabia
- May 21, 2018
Dhaq Dhaqaaq yada Cusub ee uu layimid Risal Wasaaraha Ethiopia Waxaa Kamida Soodaynta 1,000 ...
Daawo Magaalada Godey oo Bisha Ramadaan Waxaa kusoo Batay Furniinka Dumarka
- May 21, 2018
Magaalada Godey oo Bisha Ramadaan Waxaa kusoo Batay Furniinka Dumarka