Gumaadka Shacabka Ogadeniya xisaabaa ka danbayn

 

Gumaadka shacabka Ogadeniya waxay marwalba ka sii cadhaysiinaysaa, wadaniga xalaasha ah, waxayna mugdi iyo iimaan la’aan kusiiridaa kuwa aamina ama raaca cadawga ee wax walba ku raali galiya gumaysiga tigreega ah ee Itobiya.

Kacdoonka ka bilowday wadanka Ogadeniya waa cibaado ka wada qayb galkiisuna waa waajib.

Xaqiiq waxaa ah in qofkii ilaahay fahansiiyo xaqa ee nasiib leh uun la waa fajiyo, jihaadka.

Dareenka wadaniga ah ee shacabka Ogadeniya waxay guul u tahay umada dulman ee kacdoonka cusub bilowday guushana iyagaa leh Insha Allaah.

Dhacdadii ka dhacday magaalada Qabridahare ee ahayd dilkii foosha xumaa ee walaasheen Taysiir waa mid ku suntanaanaysa laabta qof kasta oo wadani dhab ah, waxaa kale oo ay dhiiri galin iyo tacliin u noqonaysaa shacabka u dhashay dhulka Somalida Ogadeeniya oo cadho iyo colaad dhab ah kasii qaadi doona geerida Taysiir,

Hanka iyo himilada shacabka ogadeniya waa xornimo taam ah, guushuna waxay ku jirtaa gacanta Alle iyo dadaalka wadaniga daacada ah ee jecel xoriyada dalkiisa.

By Kulmiye Abdi

#MUUJI #DAREENKAAGA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Saraakiishii Tigreega Ahaa oo Labahdilay & Samore Yonis oo Cabanaya.
- May 22, 2018
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in saraakiisha ciidamada wayaanaha uu ...
Daawo Ethiopia Oo Loo Raray Kaydkii Shidaalka Haamaha Berbera Ee Somaliland
- May 22, 2018
Waxaa Laga soo Darinaayay In Shidaal La'aan ba'ani Kajirto Ethiopia Hadaba waxaa soo baxaysa ...
Daawo DEG DEG Sheikh Hassan Dahir Aweys oo Ammaan kala Dul dhacay Amina Muse & Naimo Qorane
- May 22, 2018
Sheikh Hassan Dahir Aweys oo Xabsi Guri ku Ah Magaalada Muqdisho ayaa Ammaan kala ...
Dalkii 3aad oo Safaaradiisa Ka Furtay Magaalada Al-Qudus.
- May 22, 2018
Dalka Paraguay ayaa shalay safaarad ka furtay magaalada Qudus, wuxuuna noqday dalkii saddexaad ee ...
Roobab Duufaan Watay oo Soomaaliya Ku Dhuftay & Khasaare Ka Dhashay.
- May 22, 2018
In ka badan 20 qof ayaa la rumaysan yahay inay ku geeriyootay halka kumannaan ...
Musuq-Maasuq Hadheeyay Masuuliinta Soomaaliyeed.
- May 22, 2018
Iyadoo lagu wado in 28ka bishan May magaalada Geneva ee dalka Switzerland uu ka ...
Saraakiishii Tigreega Ahaa oo Labahdilay & Samore Yonis oo Cabanaya.
- May 22, 2018
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in saraakiisha ciidamada wayaanaha uu ...
DEG DEG Daawo Madaxweyne Erdogen oo Shirqool dil ka Bad Baadey
- May 21, 2018
Waxaa horay Loogu Guul Daraystay Iskuday Afgambi Kadhan ahaa Madaxwayne Ordogan Hadana waxaa soo ...
Daawo Risal Wasaaraha Ethiopia Oo Soo Daayey 1,000 Maxaabiis Ethiopian Ah Oo Ku Xirnaa Saudi Arabia
- May 21, 2018
Dhaq Dhaqaaq yada Cusub ee uu layimid Risal Wasaaraha Ethiopia Waxaa Kamida Soodaynta 1,000 ...
Daawo Magaalada Godey oo Bisha Ramadaan Waxaa kusoo Batay Furniinka Dumarka
- May 21, 2018
Magaalada Godey oo Bisha Ramadaan Waxaa kusoo Batay Furniinka Dumarka