Deg Deg: Ciidanka Woyaanaha oo wiil Shacab Ah ku Dilay Tuulada Haysufti ee Gobolka Liiban.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniyaa ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Nacabka ah ee gumausiga Itoobiya ay wiil shacab ah ku dileen tuulada Haysufti ee gobolka Liibaan,

Wiilkan shacabka ah ee ciidamada gumaysiga Itoobiya dileen ayaa waxaa naloogu sheegay magaciisa Bilow Cabdi Mohamed wiilkan shacabka ah ayaa waxaa naloo xaqiijiyay inay dileen ciidamada gumaysiga Itoobiya kaba qaadka u ah ee hawaarinta waxayna nafta kaga qaadaan sida naloo sheegay jidh dil.

Ciidamada gumaysiga Itoobiya iyo kooxda dhaaraanka u ah ee hawaarinta ayaa waxay wadaan xasuuq wadareed ay kaga soo horjeedaan shacabka Ogaadeniya kaasoo guud ahaan ba ay ka wadaan dhulka Soomaalida Ogaadeniya.

Waxaan ilaahay uga baryayna wiilkaas iyo dhamaan intuu gumaysigu xaqdarada ku dilay ba inuu naxariistii jano ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxeen samir iyo iimaan ka siiyo.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo: Wadahadalkii ONLF & Ethiopia oo Bilowday Iyo Heshiis Hordhac ah.
- Sep 19, 2018
Waxaa Magaalada Asmara Kasocda wadahadallo udhaxeeya O N L F iyo Ethiopia Waxayna shaaciyeen ...
HASSAN SH MOHAMOUD MAXUU XAMAR KU ARKAY MAALMAHAN UU JOOGAY
- Sep 19, 2018
Madaxwaynihii Horee Soomaaliya Xasan Sheekh Mohamud ayaa dhawaan kusoo laabatay Muqdisho Hadaba halkan ka ...
Daawo:Dareenka dadwaynaha Heshiiska Is Afgarad ee ONLF iyo Itobiya.
- Sep 19, 2018
Shacabka Somaalida Ogadenia ayaa si Taxadar leh usoo dhoweeyay Heshiiska Is Afgaradka Hordhaca ah ...
Maxaan u Halgamaynay? oo Geerida isugu xukunay ?.
- Sep 19, 2018
Geeridu waa waxa ugu Khadhaadh ee Nooluhu si iskumid ah uga wada cabsado Bini'aadmiguna ...
Daawo:Gar-naqsiga Axmed madobe iyo Ergadii Farmaajo u diray.
- Sep 19, 2018
Waxaa magaalada Kismaayo Kulan xasaasiya kuyeeshay xubno isugu Jira Labada Aqal ee Barlamaanka Somaaliya ...
U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending operations on Wednesday.
- Sep 19, 2018
Out of an abundance of caution the U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending ...
Daawo Gobay Wadani ah Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf
- Sep 18, 2018
Gabay Guubaabo Wadani ah iyo Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf Daawasho Wacan.
O N L F iyo Ethiopia oo wada hadal Uga bilawday Asmara
- Sep 18, 2018
Waxaa magaalada Asmara ee xarunta dalkaERITREA ku kulmay Wefti kasocda Dowladda Itoobiya iyo Madaxada ...
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
- Sep 18, 2018
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
Deg deg:Go’aamo Hordhaca oo kasoo baxay wada Hadalkii ONLF iyo Itobiya.
- Sep 18, 2018
Waxaa Fiidnimadii caawa kasoo dhamaaday magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea wada Hadalo Halkaasi ...