Ilo-Wareed aan rasmi ahayn oo aan ka helayo Addis ababa ayaa waxay tibaaxayaan in xukuumadda Itoobiya ay qorshaysay in gabi’ahaanba la kala diro Maleeshiyada dad cunka ah ee Liyuuga.

Ilo-Wareed aan rasmi ahayn oo aan ka helayo Addis ababa ayaa waxay tibaaxayaan in xukuumadda Itoobiya ay qorshaysay in gabi’ahaanba la kala diro Maleeshiyada dad cunka ah ee Liyuuga.

Xogtaasi waxay sheegaysaa in Liyuuga saddex loo qaybin-doono:
1. Qayb la ruqseeyo oo midkiiba 50,000 birr oo xuquuq ah la siiyo (waana qaybta ugu badan sida xogtu sheegayso)
2. Qayb laga dhigo Booliis madani ah (qaybta ugu yar)
3. Qayb lagu dhex-qaybiyo ciidanka Itoobiya Ee Military-ga ah.

Waxay xogtu intaa ku daraysaa inuuna R/wasaaraha cusub arag inay jirto baahi loo qabo sii jiritaanka Maleeshiyada liyuuga oo xasuuqyo baahsan ka gaystay gobalka Soomaaligalbeed, gobalka Oromiya iyo xittaa gudaha Soomaaliya. Ciidankan oo ay hubaysay, taba-bartay, maalgalisay islamarkaana istaraatiijiyad ahaan hoggaaminayeen laamaha amniga ee xukuummadda gumaysiga Itoobiya ayaa hadday arrintani dhacdo waxay noqon-doontaa tallaabo wanaagsan iyo inay bal dadku ugu yaraan helaan daaqad ay ka neefsadaan.

Fariintaydu waxaa weeye: dadka gobalku yeyna cidna waxba ka sugin, waa inay xaqooda isu taagaan, waa inay sharaftooda u halgamaan, waa inay kacdoon mid ah sameeyaan gude iyo dibad.

#KACDOON_SHACAB
Ismaciil ali ismaciil

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

HASSAN SH MOHAMOUD MAXUU XAMAR KU ARKAY MAALMAHAN UU JOOGAY
- Sep 19, 2018
Madaxwaynihii Horee Soomaaliya Xasan Sheekh Mohamud ayaa dhawaan kusoo laabatay Muqdisho Hadaba halkan ka ...
Daawo:Dareenka dadwaynaha Heshiiska Is Afgarad ee ONLF iyo Itobiya.
- Sep 19, 2018
Shacabka Somaalida Ogadenia ayaa si Taxadar leh usoo dhoweeyay Heshiiska Is Afgaradka Hordhaca ah ...
Maxaan u Halgamaynay? oo Geerida isugu xukunay ?.
- Sep 19, 2018
Geeridu waa waxa ugu Khadhaadh ee Nooluhu si iskumid ah uga wada cabsado Bini'aadmiguna ...
Daawo:Gar-naqsiga Axmed madobe iyo Ergadii Farmaajo u diray.
- Sep 19, 2018
Waxaa magaalada Kismaayo Kulan xasaasiya kuyeeshay xubno isugu Jira Labada Aqal ee Barlamaanka Somaaliya ...
U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending operations on Wednesday.
- Sep 19, 2018
Out of an abundance of caution the U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending ...
Daawo Gobay Wadani ah Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf
- Sep 18, 2018
Gabay Guubaabo Wadani ah iyo Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf Daawasho Wacan.
O N L F iyo Ethiopia oo wada hadal Uga bilawday Asmara
- Sep 18, 2018
Waxaa magaalada Asmara ee xarunta dalkaERITREA ku kulmay Wefti kasocda Dowladda Itoobiya iyo Madaxada ...
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
- Sep 18, 2018
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
Deg deg:Go’aamo Hordhaca oo kasoo baxay wada Hadalkii ONLF iyo Itobiya.
- Sep 18, 2018
Waxaa Fiidnimadii caawa kasoo dhamaaday magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea wada Hadalo Halkaasi ...
Deg Deg Daawo: Somaliya iyo Ethiopia Oo ku Guulaystay inay Heshiisiiyan Jabuuti iyo Eritrea
- Sep 18, 2018
Deg Deg Daawo: Somaliya iyo Ethiopia Oo ku Guulaystay inay Heshiisiiyan Jabuuti iyo Eritrea