Doctor Fikru Maru oo Jeelka Gumaysiga Itoobiya Laga Siidaayay.

Gar-yaqaanka Docrot Fikru Maru ayaa laanta wararka Sweden ee loosoo gaabiyo Ekot u caddeeyay in laga sii daayay xabsiga dhakhtarka oo mudo u xidhnaa taliska Woyaanaha. Shalay oo ku beegan shan sannadood oo uu xabsiga ku jiray ayaa dhakhtar Firku Maru xabsiga laga sii daayey.

Farriinta in oodda laga qaaday Dr. Fikru Maru ayaa laga ogaaday gabadhiisa Emy Maru sida uu sheegay gar yaqaan Hans Bagner. Iyadoona inta aannu u soo baqoolin dalka Sweden uu u baahan yahay nooc dokumentiyo ah oo baasaboor uu ka mid yahay, sida uu shaaca ka qaaday Hans Bagner.

Wasiirka arrimmaha dibadda Sweden Margot Wallström ayaa ku qanac-san sii deeynta Dr. Fikru Maru, iyadoona intaa raacisay in kiisan lagu howlanaa sanooyin dhawr balse lagu guul daraystay in lasiidaayo waxayna tidhi ” Waan soo dhoweeynayaa farriinta ah in Dr. Fikru Maru dib loogu soo celiyey xorriyaddiisii iyo inay dacwaddiisii halkaa ku soo gabagaboowday” sida ay sheegtay Mrs. Wallström.

Gumaysiga Itoobiya ayaa boqolaal kun oo maxaabiis ah jeelasha kuhaya iyadoo aysan jirin intooda badan in kiisaskooda maxkamad la horgeeyo. Meelaha ugu badan ee ay maxaabiistu jeelasha buux dhaafiyeen waxaa kamid ah Ogadenya oo aad loogu xadgudbo xuquuqda shacabka Soomaalida Ogadenya.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Saraakiishii Tigreega Ahaa oo Labahdilay & Samore Yonis oo Cabanaya.
- May 22, 2018
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in saraakiisha ciidamada wayaanaha uu ...
Daawo Ethiopia Oo Loo Raray Kaydkii Shidaalka Haamaha Berbera Ee Somaliland
- May 22, 2018
Waxaa Laga soo Darinaayay In Shidaal La'aan ba'ani Kajirto Ethiopia Hadaba waxaa soo baxaysa ...
Daawo DEG DEG Sheikh Hassan Dahir Aweys oo Ammaan kala Dul dhacay Amina Muse & Naimo Qorane
- May 22, 2018
Sheikh Hassan Dahir Aweys oo Xabsi Guri ku Ah Magaalada Muqdisho ayaa Ammaan kala ...
Dalkii 3aad oo Safaaradiisa Ka Furtay Magaalada Al-Qudus.
- May 22, 2018
Dalka Paraguay ayaa shalay safaarad ka furtay magaalada Qudus, wuxuuna noqday dalkii saddexaad ee ...
Roobab Duufaan Watay oo Soomaaliya Ku Dhuftay & Khasaare Ka Dhashay.
- May 22, 2018
In ka badan 20 qof ayaa la rumaysan yahay inay ku geeriyootay halka kumannaan ...
Musuq-Maasuq Hadheeyay Masuuliinta Soomaaliyeed.
- May 22, 2018
Iyadoo lagu wado in 28ka bishan May magaalada Geneva ee dalka Switzerland uu ka ...
Saraakiishii Tigreega Ahaa oo Labahdilay & Samore Yonis oo Cabanaya.
- May 22, 2018
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in saraakiisha ciidamada wayaanaha uu ...
DEG DEG Daawo Madaxweyne Erdogen oo Shirqool dil ka Bad Baadey
- May 21, 2018
Waxaa horay Loogu Guul Daraystay Iskuday Afgambi Kadhan ahaa Madaxwayne Ordogan Hadana waxaa soo ...
Daawo Risal Wasaaraha Ethiopia Oo Soo Daayey 1,000 Maxaabiis Ethiopian Ah Oo Ku Xirnaa Saudi Arabia
- May 21, 2018
Dhaq Dhaqaaq yada Cusub ee uu layimid Risal Wasaaraha Ethiopia Waxaa Kamida Soodaynta 1,000 ...
Daawo Magaalada Godey oo Bisha Ramadaan Waxaa kusoo Batay Furniinka Dumarka
- May 21, 2018
Magaalada Godey oo Bisha Ramadaan Waxaa kusoo Batay Furniinka Dumarka