Dhalinta Canfarta oo Kacdoono Bilaabay & Xaalka oo Qasan.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Samara ee xarunta Gobolka Canfarta ayaa sheegaya kacdoono shacab oo kasocda dhulka Canfarta, kaas oo lafilayo in uu kufido guud ahaan Gobolka Canfarta ee gacanta gumaysiga kujira.

Sida xogta aan kuhelayno dhalinyaro udhalatay qoomiyada Canfarta oo kudhaqan magaalada Samara ayaa bilaabay ol-ole xoogan oo ay kaga soo horjeedaan maamul kusheega wayaanaha u adeega ee dhulka Canfarta kajira iyo guud ahaan cadaalad darada kajirta wadanka gumaysiga Itoobiya.

Dhalintan oo aad u’abaabulan ayaa lasheegayaa in ay bilaabeen ficilo kadhan ah maamulkusheega taliska wayaanaha wakiilka uga ah Gobolka Canfarta, waxaana lagu soo waramayaa in ay dhalintu qorshaynayaa kacdoono waawayn oo ay meesha kaga saarayaan maamul kusheega wayaanaha u adeega.

Dhalinta kacdoonka wada ayaa lasheegayaa in ay magaalooyinka waawayn ee dhulka Canfarta kudaadiyeen waraaqo uu kuqoran yahay qorshaha ay u howl galayaan iyo waliba erayo digniin ah oo kusocda maamulka xukuumada wayaanaha u adeega ee fadhigoodu yahay magaalada Samara.

Dhinaca kale ciidanka wayaanaha iyo maleeshiyaadka Canfarta ah ee lashaqeeya ayaa beegsi xoogan kuhaya dhalinta kudhaqan Gobolka Canfarta, waxaana lasoo tabinayaa dhalinyaro badan oo xabsiyada ladhigay isla markaana aad loojidh dilay.

Kacdoonada caynkan oo kale ah ayaa sanadkii 2015 kii kabilowday Gobolka Oromia iyagoo kufiday dhulka Axmaarada iyo qaybo kale oo wadanka gumaysiga ah, waxayna kacdoon wadayaashu gaadheen guulo badan iyagoo badalay xukuumadii xiligaas jirtay ee wayaanaha.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Saraakiishii Tigreega Ahaa oo Labahdilay & Samore Yonis oo Cabanaya.
- May 22, 2018
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in saraakiisha ciidamada wayaanaha uu ...
Daawo Ethiopia Oo Loo Raray Kaydkii Shidaalka Haamaha Berbera Ee Somaliland
- May 22, 2018
Waxaa Laga soo Darinaayay In Shidaal La'aan ba'ani Kajirto Ethiopia Hadaba waxaa soo baxaysa ...
Daawo DEG DEG Sheikh Hassan Dahir Aweys oo Ammaan kala Dul dhacay Amina Muse & Naimo Qorane
- May 22, 2018
Sheikh Hassan Dahir Aweys oo Xabsi Guri ku Ah Magaalada Muqdisho ayaa Ammaan kala ...
Dalkii 3aad oo Safaaradiisa Ka Furtay Magaalada Al-Qudus.
- May 22, 2018
Dalka Paraguay ayaa shalay safaarad ka furtay magaalada Qudus, wuxuuna noqday dalkii saddexaad ee ...
Roobab Duufaan Watay oo Soomaaliya Ku Dhuftay & Khasaare Ka Dhashay.
- May 22, 2018
In ka badan 20 qof ayaa la rumaysan yahay inay ku geeriyootay halka kumannaan ...
Musuq-Maasuq Hadheeyay Masuuliinta Soomaaliyeed.
- May 22, 2018
Iyadoo lagu wado in 28ka bishan May magaalada Geneva ee dalka Switzerland uu ka ...
Saraakiishii Tigreega Ahaa oo Labahdilay & Samore Yonis oo Cabanaya.
- May 22, 2018
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in saraakiisha ciidamada wayaanaha uu ...
DEG DEG Daawo Madaxweyne Erdogen oo Shirqool dil ka Bad Baadey
- May 21, 2018
Waxaa horay Loogu Guul Daraystay Iskuday Afgambi Kadhan ahaa Madaxwayne Ordogan Hadana waxaa soo ...
Daawo Risal Wasaaraha Ethiopia Oo Soo Daayey 1,000 Maxaabiis Ethiopian Ah Oo Ku Xirnaa Saudi Arabia
- May 21, 2018
Dhaq Dhaqaaq yada Cusub ee uu layimid Risal Wasaaraha Ethiopia Waxaa Kamida Soodaynta 1,000 ...
Daawo Magaalada Godey oo Bisha Ramadaan Waxaa kusoo Batay Furniinka Dumarka
- May 21, 2018
Magaalada Godey oo Bisha Ramadaan Waxaa kusoo Batay Furniinka Dumarka