Shaki Laga Qabo In Kulankii Trump & Jong-Un uu Baaqdo.

Kuuriyada Koofureed ayaa dadaal badan ugu jirta sidii uu u qabsoomi lahaa kulanka la qorsheeyay inuu bisha soo socota dalka Singapore ku dhexmaro madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo dhigiisa Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un.

Kuuriyada Waqooyi ayaa arbacadi ka digtay in ay ka baaqan doonto kulanka, haddii Mareykanku uu ku adkeysto dalabkiisa ah in Pyongyang ay burburiso gabi ahaanba hubkeeda nuclear-ka.

Bayaan kasoo baxay Golaha Amniga Qaranka ee Kuuriyada Koofureed, ayaa lagu sheegay in ay xukuumadda Seoul si dhaw wada shaqeyn arrintani ugala sameyneyso Mareykanka iyo Kuuriyada Waqooyi, si loo xaqiijiyo in uu qabsoomo shirka Trump iyo Kim.

Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Kuuriyada Koonfureed, Kim Kye Gwan ayaa shalay sheegay in dowladiisu ay dib uga fakari doonto ka qeybgalka shirka la qorsheeyay in 12-ka June uu ka dhaco dalka Singapore, haddii Mareykanku uu sii wado dalabkiisa ah in Pyongyang ay isaga baxdo barnaamijkeeda Nuclear-ka.

Madaxweyne Trump ayaa isna Arbacadi sheegay in Mareykanku uu wali ku adkeysanayo sidii Kuuriyada Waqooyi loogu sameyn lahaa hub-ka-dhigis dhinaca nuclear-ka ah.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo dabaal dagii iyo soo dhawayntii OYSU ee Jigjiga
- Aug 17, 2018
Daawo Muuqaal Muujinaya Qaabkii Ururka O Y S U Loogusoo dhaweeyay Jigjiga Iyo Dabaaldaga.
Khadar dheere- Madaxa xarunta dhexe XDSHS Maxamed rashiid isaaq- afhayeenki baarlamaanka
- Aug 17, 2018
Khadar dheere- Madaxa xarunta dhexe XDSHS Maxamed rashiid isaaq- afhayeenki baarlamaank DDS Cabdi jamaal- wasiirki cadaalada Ibraahim ...
Maraykanka oo sheegay inuu Turkiga ku soo rogayo cunaqabatayn dheeraad ah
- Aug 17, 2018
Dowlada Maraykanka ayaa wacad ku martay inay wadanka Turkiga ku soo rogayso cunaqabatayn dheeraad ...
Shir Mucaaradka Itoobiya Ay Addis Ababa Kulahaayeen oo Burburay.
- Aug 17, 2018
Waxaa magaalada Addis Ababa lagu qabtay shir balaadhan oo ay kasoo qayb galeen in ...
Daawo:Wararkii ugu danbeeyay Maglada Jigjiga iyo Wafdigii OYSU oo wali halkasi
- Aug 17, 2018
Daawo:Wararkii ugu danbeeyay Maglada Jigjiga iyo Wafdigii OYSU oo wali halkasi  
Daawo Maamulka O Y S U oo jigjiga Kaqudbaynaya
- Aug 17, 2018
Waxaa Magaalada Jigjiga Gaaray Xubno Kasocda Ururka Dhalinyada Oysu Kuwaasi Oo Shaqooyin Midaynta Iyo ...
Daawo Xaaji Ali Shoocaac oo Markii Ugu Horaysay Shacabka Lahadlay Tagitaankii Abdi Ilay kadib
- Aug 17, 2018
Waxaa Markii Ugu Horaysay Shacabka Lahadlay Xaaji Ali Shoocaac Oo Shacabka Lahadlay Uguna baaqay ...
Xuska Sanadguurada 34 ee JWXO oo Dhagaxlay Lagu Qabtay.
- Aug 17, 2018
Maanta oo Khamiis ah taariikhduna ay kubeegantahay 16/8/18 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay laga xusay ...
Daawo Qoomiyada Tigreyga oo Shaaciyay Inay go’ayaan
- Aug 16, 2018
Waxaa Kasii Daraysa Xaaalada Ethiopia Kadib Markii Tigregu sheegeen Inay ka Go'een Itoobiya Warkaas ...
Daawo Qosolka Aduunka Wariye Cawke Su’aalihii ugu Qosolka Badnaa
- Aug 16, 2018
Qosolka Aduunka Wariye Cawke Su'aalihii ugu Qosolka Badnaa