Xiisad Kataagan Gobolka Binshangul & Hogaankii Nabadgaliyada oo Ladilay.

Sida warar kaanagii hore aan kusoo tabinay waxaa Gobolka Binshangul ee dhaca koonfurta Itoobiya laga daad gureeyay dad aad ubadan oo udhashay qoomiyadaha Itoobiya gaar ahaan qoomiyada Axmaarada ee woqooyiga wadanka dagta.

Sida aan lawada soconay waxaa dadka aan Gobolka Binshangul udhalanin looladhaqmay si waxshinimo ah, gaar ahaan waxay maamul kusheega Binshangul ku bartilmaameed sadeen qoomiyada Axmaarada oo kamid ah dadyowga kubadan Gobolka Binshangul.

Iyadoo xiisad xoogan ay Gobolka Binshangul kajirtay baryahan ayaa maalin nimadii shalay oo Jumce ahayd lakhaarajiyay Hogaanka Xafiiska waxa loogu yeedho nabad galiyada ee Gobolka Binshangul Ismaaciil Cabdi, kaas oo latoogtay xili uu mashquul ku ahaa daad guraynta dadka labarokiciyay.

Ismaaciil Cabdi oo ahaa hogaanka nabad galiyada ee waxa loogu yeedho Kilalka Binshangul ayaa lasheegay in uu ahaa shakhsiga kadambeeyay in dadka shacabka ah Gobolka Binshangul laga saaro, isagoo sheegay in ay Gobolka kusoo kordhiyeen amaan xumo baahsan.

Dilka Ismaaciil Cabdi ayaa mar kale xiisada baasiin kusi shubay waxayna ciidanka gaarka ah ee Binshangul qaqabteen dad shacab ah oo aad ubadan, kuwaas oo ay kusheegeen in ay kadambeeyeen dilka hogaanka nabadgaliyada ee Gobolka Binshangul Ismaaciil Cabdi.

Labadii sano ee lasoo dhaafay ayaa Gobolada ay wayaanuhu kataliyaan laga soo masaafurinayay qoomiyadaha kale waxaana dadka Gobolada laga soo caydhiyay ugu badnaa qoomiyada Tigreega oo iyadu gacanta kuhaysay dhamaan goobaha muhiimka ah ee

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo: Wadahadalkii ONLF & Ethiopia oo Bilowday Iyo Heshiis Hordhac ah.
- Sep 19, 2018
Waxaa Magaalada Asmara Kasocda wadahadallo udhaxeeya O N L F iyo Ethiopia Waxayna shaaciyeen ...
HASSAN SH MOHAMOUD MAXUU XAMAR KU ARKAY MAALMAHAN UU JOOGAY
- Sep 19, 2018
Madaxwaynihii Horee Soomaaliya Xasan Sheekh Mohamud ayaa dhawaan kusoo laabatay Muqdisho Hadaba halkan ka ...
Daawo:Dareenka dadwaynaha Heshiiska Is Afgarad ee ONLF iyo Itobiya.
- Sep 19, 2018
Shacabka Somaalida Ogadenia ayaa si Taxadar leh usoo dhoweeyay Heshiiska Is Afgaradka Hordhaca ah ...
Maxaan u Halgamaynay? oo Geerida isugu xukunay ?.
- Sep 19, 2018
Geeridu waa waxa ugu Khadhaadh ee Nooluhu si iskumid ah uga wada cabsado Bini'aadmiguna ...
Daawo:Gar-naqsiga Axmed madobe iyo Ergadii Farmaajo u diray.
- Sep 19, 2018
Waxaa magaalada Kismaayo Kulan xasaasiya kuyeeshay xubno isugu Jira Labada Aqal ee Barlamaanka Somaaliya ...
U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending operations on Wednesday.
- Sep 19, 2018
Out of an abundance of caution the U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending ...
Daawo Gobay Wadani ah Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf
- Sep 18, 2018
Gabay Guubaabo Wadani ah iyo Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf Daawasho Wacan.
O N L F iyo Ethiopia oo wada hadal Uga bilawday Asmara
- Sep 18, 2018
Waxaa magaalada Asmara ee xarunta dalkaERITREA ku kulmay Wefti kasocda Dowladda Itoobiya iyo Madaxada ...
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
- Sep 18, 2018
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
Deg deg:Go’aamo Hordhaca oo kasoo baxay wada Hadalkii ONLF iyo Itobiya.
- Sep 18, 2018
Waxaa Fiidnimadii caawa kasoo dhamaaday magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea wada Hadalo Halkaasi ...