Addoonsiga Qarniga 21aad: Maxaabiista ONLF ee Bayaxow iyo Bisha Ramadaan

Addoonsiga Qarniga 21aad: Maxaabiista ONLF ee Bayaxow iyo Bisha Ramadaa?

1. Waxay shaqada dhisamaha billaabaan 4:00 A.M. (Salaadda subax ka hor), waxaana lasoo fasaxaa 12:00 P.M (Salaadda duhur).

2. Waxaa dib loogu yeedhaa oo ay shaqadii dhismaha dib ugu laabtaan 2:00 P.M (Labada duhurnimo) waxayna shaqeeyaan ilaa 6:00 P.M (Lixda makhribnimo/xilliga Afurka).

3. Marka kale waxay shaqo billaabaan 8:00 P.M (siddeeda fiidnimo) waxaana markan la qabtaa hawl isugu jirta: Baabuur iska rogooyin ah oo lagu soo guro lagana dejiyo Ciid/Niis, Jaajuur iyo dhagaxaan guryaha lagu dhiso; waxaa kalooy sii diyaariyaan dhammaan adeeggii subaxnimada lagu shaqayn lahaa, waxayna shaqadan ka rawaxaan 12:00 A.M (Saqda dhexe ee habeenimo).

Tirada guryaha Magaalada maxaabiistan lagu dhisayaa waa 3500 oo guri. Maxaabiista 85% waa bukaan iyo naafo (qaarkood waa naafo, qaarkoodna waxay qaataan daawada TB markii 1aad, 2aad, 3aad, qaarkoodna waxay qabaan cuduro kale) dhammaantoodna waxay ka siman-yihiin tabar-darro iyo nafaqo-la’aan.

Qofna lagama ogola inuu bukaan is qoro, qofkii bukaa waa inuu shaqada dhexdeeda ku dhacaa oo laga qaadaa goobta dhismaha.

Ismaciil ali ismaciil

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo:Maxaa sababay in Axmed Madoobe Banaanka uga baxo shirkii Brussels oo uu cadho u muujiyo Madaxwayne Farmaajo
- Jul 17, 2018
Daawo:Maxaa sababay in Axmed Madoobe Banaanka uga baxo shirkii Brussels oo uu cadho u ...
ONLF Press Release on the Oromo Massacre of Somali civilians in Moyale and beyond.
- Jul 17, 2018
On July 12th, more than 50 Somali civilians were indiscriminately massacred by Oromo gunmen ...
Daawo:Abdirahmaan Maadey Xoghayaha ONLF “Isbedel Buuxa waa in ay u diyaar garoobaan Dadka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan”.
- Jul 17, 2018
Daawo:Abdirahmaan Maadey Xoghayaha ONLF "Isbedel Buuxa waa in ay u diyaar garoobaan Dadka Soomaaliyeed ...
Daawo Warar Dheeraad ah oo kasoo Baxay Gabdho lagu laayey Ogadenia
- Jul 17, 2018
Waxaa Ogadenia Kasocada Xasuuq Baahsan Oo An loo aaba yeelaynin Caruur Iyo  Ciroole Hadaba ...
Daawo ONLF oo Bayaan Kasoo Saartay Xasuuqa Oromadu Ku Hayso Shacabka Soomaaliyeed ee Mooyale & Deegaamo Kale Ka Socda.
- Jul 17, 2018
Waxay O N L F Bayaan Kasoo Saartay Xasuuqa Oromadu Ku Hayso Shacabka Soomaaliyeed ...
Daawo Shirka Dowladda Somalia ee Brussels
- Jul 17, 2018
Waxaa Soomaaliya Iyo Dowlaha Daneeya Shir Wadatashi Uga socdaa Brussles Hadab halkan ka daawo ...
Daawo Wadahadolo Ubilaabanaya Ethiopia iyo Ururka ONLF
- Jul 17, 2018
Waxaa Soobaxaya Isbadalo Waawayn Oo kuyimid Siyaasada Ithiopia Oo Uu Horkacayo Raysalwasaaraha Cusub Ee ...
Deg Deg Ciidmada Jubbaland Oo Gacanta Ku Dhigay Wiil Aabihiisa Gawracay
- Jul 17, 2018
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degaanka Buulo Guduud oo 30-KM ujira magaalada ...
Deg Deg Dhalinyaro Badan oo Lagu Xidh xidhay Gobolka Shiniile.
- Jul 17, 2018
Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaan Gobolka Shiniile ayaa waxay sheegayaan in ...
Daawo Madaxweynaha Jubbaland oo Khudbad Qiiro leh ka Jeediyay Shirka Brussels
- Jul 16, 2018
Iyada Oo Xurgufta Siyaasadeed Ee U dhaxaysa Fadaralka Iyo Jubaland ay Hada isku sii ...