Deg Deg: Maleeshiyaad Oroma Ah oo Wiil Shacab Ah ku Dilay Duleedka Ma’ayso.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaana gobolka shiniile ayaa waxay sheegayaan in Maleeshiyaadka Oromada ay ku gawraceen wiil shacab ah meel wax yar u jirta Tuulada Ma’ayso ee gobolka Shiniile, wiilkan oo ahaa ganacsade ka xamaasha jaadka ayaan la ogayn sababta ay u gawraceen maleeshiyaadka Oromadu.

Alla ha u naxariistii Marxuumkan la gawracay ayaa waxaa magaciisa naloogu sheegay Jamaal Cali Nuur, waxaa soo badanaya maal mahan dilka lagu hayo dad shacabka soomaalida kaasoo kaga imaanaya maleeshiyaadka Oromada.

Gumaysiga Itoobiya ayaa dabada ka riixaya dagaalka dhex mara dadka soomaalida iyo Oromada asagoo u arka in wakhtigiisa uu kusii dheeraan karo in colaad laga dhex abuuro labada qawmiyadood ee walaalaha ah.

Wiilkan shacabka ahaa ayaa waxaa lagu aasay tuulada Ma’ayso waxaana ilaahay uga baryaynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo ehelkiisana samir iyo iimaan ka siiyo.

ONA.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo:Axmed Madoobe oo digniin adag u diray Farmaajo iyo khayre uguna bqay in ay ka wantoobaa
- Aug 16, 2018
Daawo:Axmed Madoobe oo digniin adag u diray farmaajo iyo khayre uguna bqay in ay ...
Ciidamada Loo yaqaano Liyuu Hail Ee Oromia oo dhacay Geel
- Aug 16, 2018
Ciidamada Oromada Usoo diyaar Garoobay Wax yeelaynta Shacabka Soomaaliyeeda Ogaadeeniya ayaa Geel ka dhacay ...
Xubno Kale oo kamida Maamulkii Abdi ilay oo ADIS ABABA Looga Yeeray.
- Aug 16, 2018
Wararka ka imanaya Dowlad Deegaanka ayaa sheegaya in magaalada Addis Ababa looga yeeray ...
Fahad Yaasiin oo loo magacaabay Agaasime kuxigeenka NISA iyo isbadal lagu Sameeyay amniga Msaxtooyada
- Aug 16, 2018
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa is bedel ballaaran loogu sameeyay Hey’adaha ...
Daawo Madaxweynaha Jubbaland OO Si kulul ula hadlay Dowlada Fadaralka ah
- Aug 16, 2018
Kadib Markii Maalin uun Kahor Laga Celiyay Garoonka diyaaradaha ee kismaayo Laba Msuul OO ...
Shaqa Joojin Usameeyay Garoonka Diyaaradaha Ee Addis Ababa,+ Sababta.
- Aug 16, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee caasimada Itoobiya ayaa sheegaya in uu ...
Daawo Taariikda Ururka O N L F iyo Sanad Guuradii 34aad
- Aug 15, 2018
Waxay Maanta oo Kale 15 August sanad kasta ku beegantahay Sanad Guurada Jabhada Wadaniga ...
Dowladda Itoobiya oo ku dhawaaqday war ka farxiyey Ciidamada Liyuu Booliska
- Aug 15, 2018
Taliye sare oo ka tirsan ciidamada milatariga Itoobiya sareeye gaas Maxamed Tesema islamarkaasna ah ...
Daawo:Maraykanka ayuu wax ku soobartay wuxuuna Shaah ku iibiyaa Hargeisa.
- Aug 15, 2018
Daawo:Maraykanka ayuu wax ku soobartay wuxuuna Shaah ku iibiyaa Hargeisa.
Daawo Warbixin Murugo leh:Dil loo qorsheeyay Qalbi Dhagax,qaabkii uu kaga badbaaday iyo Dhiibistiisi.
- Aug 15, 2018
Daawo Warbixin Murugo leh:Dil loo qorsheeyay Qalbi Dhagax,qaabkii uu kaga badbaaday iyo Dhiibistiisi.