Turkiga oo Helaya Diyaaradaha F-35 ee Maraykanka.

Iyada oo ay jirto diidmada xubno kamid ah Congress-ka Mareykanka, ayaa Turkiga waxa ay heli doonaan toddobaadkan qeybtii ugu horreysay ee diyaaradaha dagaalka F-35 ee Mareykanka, sida saraakiil ka tirsan pentagon-ka iyo socdaalka ay u sheegeen saxaafada.

Shirkadda Lockheed Martin ee sameysa diyaaradaha F-35 ayaa waxa ay xaflad arrintaas ku saabsan ku qabatay magaalada Fort Worth ee gobolka Texas, sida uu sheegay afhayeen u hadlay shirkadda.

Sharciga ansixinta difaaca qaranka ee NDAA ayaa labadiisa qeyb ee aqalada wakiilada iyo senate-ka Mareykanka waxaa ku jira xanibaado diidaya in Turkey ay qeyb ka noqoto barnaamijka F-35. Sharci dejiyayaasha Mareykanka ayaa ka walaacsan xariga Ankara ay kula kacday baadari Mareykan ah iyo qorshaha ay kusoo iibsaneyso barnaamijka difaaca gantaalaha Ruushka ee S-400.

Si kastaba ha ahaatee, sharciga NDAA ayaa dhaqan-geli doona kaliya marka ay ansixiyaan labada aqal ee congress-ka Mareykanka.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo SIR CULUS Xukuumadda oo $2 Million Dollar Si Qarsoodi ah Baarlamanka Ugu Qaybisay
- Jul 18, 2018
Barnaamijka Galka Baarista Oo Ah Barnaamij Xasaasi Ah Ayaa baanta Kahadlaya Arin Sir Culus ...
Daawo Heesaha Bilaa Music ah ee Halgamayaasha ONLF Abwaan Indhacadde
- Jul 18, 2018
Abwaan Indhacade OO kamida Abwaanada Ciidamada Xoraynta Ogaadeniya Ayaa soogaantiisa Oo Heeso Iyo Goboyaba ...
Deg Deg Hub Lagu Soo Waday Magaalada Addiss Ababa oo Dhexda Laga Qabtay.
- Jul 18, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addiss Ababa ayaa waxay sheegayaan in hub si sharci ...
Kabogo: Shirkii Brussels oo warmurtiyeed laga soo saaray.
- Jul 18, 2018
Waxaa magaalaa Brussels ee caasimada dalka Belgium caawa lagu soo gabagabeeyay shirkii Somali Partner ...
DEG DEG Daawo Dahir Alasow oo la Kulmay Madaxweynaha Jubbaland Ahmed Madoobe
- Jul 17, 2018
Daahir Abdulle alasow Oo ah wariye Caan ka ah Gayiga Soomaalida Laguna Yaqaano Hadallo ...
Daawo:Maxaa sababay in Axmed Madoobe Banaanka uga baxo shirkii Brussels oo uu cadho u muujiyo Madaxwayne Farmaajo
- Jul 17, 2018
Daawo:Maxaa sababay in Axmed Madoobe Banaanka uga baxo shirkii Brussels oo uu cadho u ...
ONLF Press Release on the Oromo Massacre of Somali civilians in Moyale and beyond.
- Jul 17, 2018
On July 12th, more than 50 Somali civilians were indiscriminately massacred by Oromo gunmen ...
Daawo:Abdirahmaan Maadey Xoghayaha ONLF “Isbedel Buuxa waa in ay u diyaar garoobaan Dadka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan”.
- Jul 17, 2018
Daawo:Abdirahmaan Maadey Xoghayaha ONLF "Isbedel Buuxa waa in ay u diyaar garoobaan Dadka Soomaaliyeed ...
Daawo Warar Dheeraad ah oo kasoo Baxay Gabdho lagu laayey Ogadenia
- Jul 17, 2018
Waxaa Ogadenia Kasocada Xasuuq Baahsan Oo An loo aaba yeelaynin Caruur Iyo  Ciroole Hadaba ...
Daawo ONLF oo Bayaan Kasoo Saartay Xasuuqa Oromadu Ku Hayso Shacabka Soomaaliyeed ee Mooyale & Deegaamo Kale Ka Socda.
- Jul 17, 2018
Waxay O N L F Bayaan Kasoo Saartay Xasuuqa Oromadu Ku Hayso Shacabka Soomaaliyeed ...