Jaziirada Malta oo Diiday Inay Qaabisho Tahriibayaal African Ah.

Dowladda Malta ayaa sheegtay in aysan qaabili doonin tahriibayaal Afrikaan ah oo dhawaan lasoo badbaadiyay ,kuwaas oo saaran Markab taagan xeebaha dalkaasi.

Dadkan muhaajiriinta ah waxa khamiistii laga soo samata bixiyey meel ka baxsan badda Libya. Talyaaniga ayaa sheegay in dalka Malta diiday in uu qaabilo laba boqol iyo afar iyo soddon qof oo muhaajiriin ah oo haatan saaran markab samata bixiyey oo taagan badda Mediterranean-ka, markabkaas oo u shaqaynaya urur samofal Jarmal ah oo lagu Magacaabo Lifeline.

Wasiirka gaadiidkaTalyaaniga, Danilo Tonielli, ayaa arintaa ku sheegay qoraal uu ku baahiyey Facebook-ga. Toninelli waxaa uu ku tilmaamay go’aanka Malta mid “naxariis darro ah”. Xukuumadda Malta ayaa sheegtay in aysan awoodin in ay qaabisho qaxooti Afrikaan ah, islamarkaana dhaqaallaha ku baxaya aysan bixin karin.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo SIR CULUS Xukuumadda oo $2 Million Dollar Si Qarsoodi ah Baarlamanka Ugu Qaybisay
- Jul 18, 2018
Barnaamijka Galka Baarista Oo Ah Barnaamij Xasaasi Ah Ayaa baanta Kahadlaya Arin Sir Culus ...
Daawo Heesaha Bilaa Music ah ee Halgamayaasha ONLF Abwaan Indhacadde
- Jul 18, 2018
Abwaan Indhacade OO kamida Abwaanada Ciidamada Xoraynta Ogaadeniya Ayaa soogaantiisa Oo Heeso Iyo Goboyaba ...
Deg Deg Hub Lagu Soo Waday Magaalada Addiss Ababa oo Dhexda Laga Qabtay.
- Jul 18, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addiss Ababa ayaa waxay sheegayaan in hub si sharci ...
Kabogo: Shirkii Brussels oo warmurtiyeed laga soo saaray.
- Jul 18, 2018
Waxaa magaalaa Brussels ee caasimada dalka Belgium caawa lagu soo gabagabeeyay shirkii Somali Partner ...
DEG DEG Daawo Dahir Alasow oo la Kulmay Madaxweynaha Jubbaland Ahmed Madoobe
- Jul 17, 2018
Daahir Abdulle alasow Oo ah wariye Caan ka ah Gayiga Soomaalida Laguna Yaqaano Hadallo ...
Daawo:Maxaa sababay in Axmed Madoobe Banaanka uga baxo shirkii Brussels oo uu cadho u muujiyo Madaxwayne Farmaajo
- Jul 17, 2018
Daawo:Maxaa sababay in Axmed Madoobe Banaanka uga baxo shirkii Brussels oo uu cadho u ...
ONLF Press Release on the Oromo Massacre of Somali civilians in Moyale and beyond.
- Jul 17, 2018
On July 12th, more than 50 Somali civilians were indiscriminately massacred by Oromo gunmen ...
Daawo:Abdirahmaan Maadey Xoghayaha ONLF “Isbedel Buuxa waa in ay u diyaar garoobaan Dadka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan”.
- Jul 17, 2018
Daawo:Abdirahmaan Maadey Xoghayaha ONLF "Isbedel Buuxa waa in ay u diyaar garoobaan Dadka Soomaaliyeed ...
Daawo Warar Dheeraad ah oo kasoo Baxay Gabdho lagu laayey Ogadenia
- Jul 17, 2018
Waxaa Ogadenia Kasocada Xasuuq Baahsan Oo An loo aaba yeelaynin Caruur Iyo  Ciroole Hadaba ...
Daawo ONLF oo Bayaan Kasoo Saartay Xasuuqa Oromadu Ku Hayso Shacabka Soomaaliyeed ee Mooyale & Deegaamo Kale Ka Socda.
- Jul 17, 2018
Waxay O N L F Bayaan Kasoo Saartay Xasuuqa Oromadu Ku Hayso Shacabka Soomaaliyeed ...