Shirwaynihii 3-aad Ee JWXO oo Maalintii 3aad Galay + Sawiro.

Waxaa maalintii 3aad galay shirwaynihii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) oo soo bilawday Maalintii Axada ahayd.

Shirkan ayaa waxaa kasoo qayb galay ergooyin ka kala yimid daafaha caalamka. Shirkan ayaa wuxuu u socdaa si hab sami ah waxaana khudbado kasoo jeediyay madaxda kala duwan ee JWXO Gudoomiyeyaasha jaaliyaadka iyo qaar badan oo kamida ergooyinkii shirka kasoo qayb halay.

Shirka ayaa waxaa lagu lafaguray lagagana dooday shuruucda iyo xeerasha kala duwan ee JWXO waxaana lagu ansixiyay shuruucda iyo xeerar kii Jabhadu ay ku dhaqmi lahayd. Shirka ayaa wuxuu gali doonaa waxa ka danbeeya maanta qayb tiisii 2aad waxaana horay loogasii anbaqaadi doonaa shirka ayadoo si qodob qodob ah loo dul istaagi doono.

Shirkan ayaa waxaa aad uga dhur sugaya shacabka Soomaalida Ogaadeniya ayagoo ku rajowayn inay kasoo baxeen go’aamo wax ku ool ah kuwaas oo hor seedi doona in shacabka Soomaalida Ogaadeniya ee gumaysiga ku hoos jira ay aayahooda ka tashadaan.

ONA/Asmara.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo:Fariin Murugo leh iyo Baaq ay soo direen Shacabkii Oromadu xasuuqday ee Soomaaliyeed .
- Jul 22, 2018
Daawo:Fariin Murugo leh iyo Baaq ay soo direen Shacabkii Oromadu xasuuqday ee Soomaaliyeed .
Daawo:Dabinka uu la damacsanyahay Rw Itoobiya Cabdi Iley .
- Jul 22, 2018

Daawo:Oramadii oo Qabsatay Gaadhii Sahay uwaday Soomaalida iyo Xaaladii Dagaalka oo ka sii daraysa.
- Jul 22, 2018
Daawo:Oramadii oo Qabsatay Gaadhii Sahay uwaday Soomaalida iyo Xaaladii Dagaalka oo ka sii daraysa.  
Daawo:madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi oo si adag uu jawaabay farmaajo .
- Jul 22, 2018

Shir Albaabadu u Xidhan Yihiin oo Kooxda TPLF Uga Socda Maqale.
- Jul 22, 2018
Wararka aanka helayno gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in qowmiyada tigrayga ay ku jirto shir ...
Itoobiya oo Soowada Warbixin Ku Saabsan Musuqa.
- Jul 22, 2018
Wararka naga soo gaadhaya gudaha Itoobiya ayaa sheegaya in taliska wayaanuhu bilaabay badhitaan lagu ...
Deg Deg Abiy Axmad oo Safar Ku Tagaya Dalka Maraykanka.
- Jul 22, 2018
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed ayaa lagu wadaa in 30 bishan July booqasho rasmi ...
In ka badan 50 jeer oo aan Taleefan qarsoodi ah kula hadlay (muddadii xabsiga), Maxay ahayd farriintii ugu qaalisanayd een ka helay by Ismaciil Cali
- Jul 22, 2018
In ka badan 50 jeer oo aan Taleefan qarsoodi ah kula hadlay (muddadii xabsiga), ...
Daawo Riwaayad Qosol Badan Hotelkii Baraan barada.
- Jul 21, 2018
Daawo Riwaayad Qosol Badan Hotelkii Baraan barada.
Daawo Dowlada Jabuuti Oo Qaramada Midoobay Uga Dacwootay Eritrea
- Jul 21, 2018
Dawladaha Jabuuti Iyo ERITREA ayaa waxaa Kadhaxeeya Khilaaf Xuduudeed Oo kaasi oo muda dheer ...