Ergadii Shirwaynaha JWXO oo La Kulmay Jaaliyada Soomaalida Ogadenya Ee K/Afrika.

Waxaa kulan muhiima isugu yimiday magaalada Pretoria ee dalka Koonfur Afrika gudiga Jaaliyada Ogaadeniya ee Pretoria & Johanesburg iyo ergadii kasoo laabatay Shirwaynihii 3aad ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya ee dhawaan lagu soo gaba gabeeyay dalka Eritrea.
Shirka ayaa waxaa furay gudoomiyihii Jaaliyada Ogaadeniya Koonfur Afrika Mudane Mohamed Daahir wuxuuna kasoo jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysay. Ergadii ayaa waxay warbixin siiyeen gudigii faracyada waxaana la isa siiyay xog waran ku saabsan shirka iyo sidii uu u dhacay.
Sidoo kale waxaa la is la meel dhigay in kulan balaadhan la qabto hadii eebe yidhaahdo. Shirkan ayaa wuxuu kusoo dhamaaday si guul ah waxana lagu balamay in la qabto shirkale oo dhamaan jaaliyadu kasoo qayb gasho.

Halkan Sawiro .

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo:Oramadii oo Qabsatay Gaadhii Sahay uwaday Soomaalida iyo Xaaladii Dagaalka oo ka sii daraysa.
- Jul 22, 2018
Daawo:Oramadii oo Qabsatay Gaadhii Sahay uwaday Soomaalida iyo Xaaladii Dagaalka oo ka sii daraysa.  
Daawo:madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi oo si adag uu jawaabay farmaajo .
- Jul 22, 2018

Shir Albaabadu u Xidhan Yihiin oo Kooxda TPLF Uga Socda Maqale.
- Jul 22, 2018
Wararka aanka helayno gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in qowmiyada tigrayga ay ku jirto shir ...
Itoobiya oo Soowada Warbixin Ku Saabsan Musuqa.
- Jul 22, 2018
Wararka naga soo gaadhaya gudaha Itoobiya ayaa sheegaya in taliska wayaanuhu bilaabay badhitaan lagu ...
Deg Deg Abiy Axmad oo Safar Ku Tagaya Dalka Maraykanka.
- Jul 22, 2018
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed ayaa lagu wadaa in 30 bishan July booqasho rasmi ...
In ka badan 50 jeer oo aan Taleefan qarsoodi ah kula hadlay (muddadii xabsiga), Maxay ahayd farriintii ugu qaalisanayd een ka helay by Ismaciil Cali
- Jul 22, 2018
In ka badan 50 jeer oo aan Taleefan qarsoodi ah kula hadlay (muddadii xabsiga), ...
Daawo Riwaayad Qosol Badan Hotelkii Baraan barada.
- Jul 21, 2018
Daawo Riwaayad Qosol Badan Hotelkii Baraan barada.
Daawo Dowlada Jabuuti Oo Qaramada Midoobay Uga Dacwootay Eritrea
- Jul 21, 2018
Dawladaha Jabuuti Iyo ERITREA ayaa waxaa Kadhaxeeya Khilaaf Xuduudeed Oo kaasi oo muda dheer ...
Daawo:Filim Cajiib ah oo laga sameeyay Ragga Yurub kaga maqan Xaasaskooda nairobi jooga.
- Jul 21, 2018

Daawo:doodii Jimcaha iyo Siyaasiyiin kala aragti Fog oo la kulmiyay.
- Jul 21, 2018