Madaxwaynaha Wadanka Eritrea oo Booqasho Ku Imaanaya Ethiopia.

Madaxwaynaha dalka Eritrea mudane Issayas Afeworki ayaa wuxuu booqasho ku imaanayaa maalinta Axada ah ee soo socota oo ku beegan 15/07/2018 ka Magaalada Adiss Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya.

Booqashadan ayaa noqon doonto mid taariikhi ah waxaana markii ugu danbaysay ee xidhiidh dhexmaro labada wadanka Eritrea iyo gumaysiga Itoobiya laga jooga mudo 20 sano ah waxayna ahayd xidhiidhkii ugu danbeeyay ee labada wadan dhex mara 1998 dii ka hor intuusan bilaaban dagaalkii dhex maray labada wadan

Booqashada madaxwayanaha Eritra ayaa waxay daba socotaa kadib markii raysal wasaaraha Itoobiya uu booqasho dhawaan ku tagay wadanka Eritrea ayagoo heshiisyo badan kala sixiix day.

Dhanka kale duulimaan yadii ugu horeeyay ee labada wadan ayaa waxay toos u bilaab mi doonaan 18/07/2018 ayadoo aysan jirin wax Vissa ah waxaana arintaas lagu macneeyay inay tahay talaabo wanaagsan oo horseedi karta in geeska afrika si nabad ah loogu wada noolaado.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo SIR CULUS Xukuumadda oo $2 Million Dollar Si Qarsoodi ah Baarlamanka Ugu Qaybisay
- Jul 18, 2018
Barnaamijka Galka Baarista Oo Ah Barnaamij Xasaasi Ah Ayaa baanta Kahadlaya Arin Sir Culus ...
Daawo Heesaha Bilaa Music ah ee Halgamayaasha ONLF Abwaan Indhacadde
- Jul 18, 2018
Abwaan Indhacade OO kamida Abwaanada Ciidamada Xoraynta Ogaadeniya Ayaa soogaantiisa Oo Heeso Iyo Goboyaba ...
Deg Deg Hub Lagu Soo Waday Magaalada Addiss Ababa oo Dhexda Laga Qabtay.
- Jul 18, 2018
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addiss Ababa ayaa waxay sheegayaan in hub si sharci ...
Kabogo: Shirkii Brussels oo warmurtiyeed laga soo saaray.
- Jul 18, 2018
Waxaa magaalaa Brussels ee caasimada dalka Belgium caawa lagu soo gabagabeeyay shirkii Somali Partner ...
DEG DEG Daawo Dahir Alasow oo la Kulmay Madaxweynaha Jubbaland Ahmed Madoobe
- Jul 17, 2018
Daahir Abdulle alasow Oo ah wariye Caan ka ah Gayiga Soomaalida Laguna Yaqaano Hadallo ...
Daawo:Maxaa sababay in Axmed Madoobe Banaanka uga baxo shirkii Brussels oo uu cadho u muujiyo Madaxwayne Farmaajo
- Jul 17, 2018
Daawo:Maxaa sababay in Axmed Madoobe Banaanka uga baxo shirkii Brussels oo uu cadho u ...
ONLF Press Release on the Oromo Massacre of Somali civilians in Moyale and beyond.
- Jul 17, 2018
On July 12th, more than 50 Somali civilians were indiscriminately massacred by Oromo gunmen ...
Daawo:Abdirahmaan Maadey Xoghayaha ONLF “Isbedel Buuxa waa in ay u diyaar garoobaan Dadka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan”.
- Jul 17, 2018
Daawo:Abdirahmaan Maadey Xoghayaha ONLF "Isbedel Buuxa waa in ay u diyaar garoobaan Dadka Soomaaliyeed ...
Daawo Warar Dheeraad ah oo kasoo Baxay Gabdho lagu laayey Ogadenia
- Jul 17, 2018
Waxaa Ogadenia Kasocada Xasuuq Baahsan Oo An loo aaba yeelaynin Caruur Iyo  Ciroole Hadaba ...
Daawo ONLF oo Bayaan Kasoo Saartay Xasuuqa Oromadu Ku Hayso Shacabka Soomaaliyeed ee Mooyale & Deegaamo Kale Ka Socda.
- Jul 17, 2018
Waxay O N L F Bayaan Kasoo Saartay Xasuuqa Oromadu Ku Hayso Shacabka Soomaaliyeed ...