Amniga  Magaalooyinka ugu Waa Wayn Ee Itoobiya oo aad loo Adkeeyay.

Waxaa baadhitaan xoog badan xalay ilaa maanta uu ka socdaa qaar kamida magaalooyinka waawayn ee Itoobiya waxaana kamida meelaha uu baadhitaanka adag ka socdo magaalada Addiss Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya.

Waxaa kale oo ayagana ay baadhitaano ka socdaan magaalooyinka Shashamane, Mooyaale iyo Awasa baadhitaanka ayaa waxaa lagu macneeyay in kooxda argagixisada ah ee TPLF laga yaabo inay amaanka khal khal galiyaan ayagoo laga cabsi qabo inay bam gacmeedyo ku tuuraan meelaha qaar.

Arintan ayaa waxay kusoo aadaysaa xili uu maanta imaanayo magaalada Addiss Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya madaxwaynaha wadanka Eritrea Asias Afwerki taas kooxda TPLF iyo guud ahaanba dadka tigraygu aysan raali ka ahayn.

Kooxda TPLF oo aad uga soo horjeeda nabad dhex marta Itoobiya iyo Eritrea ayaa waxay isku dayaysaa inay amaanka guud ahaan ay khal khal galiso ayadoo kusoo beegaysa booqashada madaxwaynaha wadanka Eritrea

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo:Dareenka dadwaynaha Heshiiska Is Afgarad ee ONLF iyo Itobiya.
- Sep 19, 2018
Shacabka Somaalida Ogadenia ayaa si Taxadar leh usoo dhoweeyay Heshiiska Is Afgaradka Hordhaca ah ...
Maxaan u Halgamaynay? oo Geerida isugu xukunay ?.
- Sep 19, 2018
Geeridu waa waxa ugu Khadhaadh ee Nooluhu si iskumid ah uga wada cabsado Bini'aadmiguna ...
Daawo:Gar-naqsiga Axmed madobe iyo Ergadii Farmaajo u diray.
- Sep 19, 2018
Waxaa magaalada Kismaayo Kulan xasaasiya kuyeeshay xubno isugu Jira Labada Aqal ee Barlamaanka Somaaliya ...
U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending operations on Wednesday.
- Sep 19, 2018
Out of an abundance of caution the U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending ...
Daawo Gobay Wadani ah Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf
- Sep 18, 2018
Gabay Guubaabo Wadani ah iyo Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf Daawasho Wacan.
O N L F iyo Ethiopia oo wada hadal Uga bilawday Asmara
- Sep 18, 2018
Waxaa magaalada Asmara ee xarunta dalkaERITREA ku kulmay Wefti kasocda Dowladda Itoobiya iyo Madaxada ...
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
- Sep 18, 2018
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
Deg deg:Go’aamo Hordhaca oo kasoo baxay wada Hadalkii ONLF iyo Itobiya.
- Sep 18, 2018
Waxaa Fiidnimadii caawa kasoo dhamaaday magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea wada Hadalo Halkaasi ...
Deg Deg Daawo: Somaliya iyo Ethiopia Oo ku Guulaystay inay Heshiisiiyan Jabuuti iyo Eritrea
- Sep 18, 2018
Deg Deg Daawo: Somaliya iyo Ethiopia Oo ku Guulaystay inay Heshiisiiyan Jabuuti iyo Eritrea
Daawo Qoomiyadihii Aan Oromada ahaynoo Is Bahaystay Lana wareegay Adis ababa
- Sep 18, 2018
Waxaa Magaalada ADIS ABABA ee xarunta Dalka ethiopia ka socda dagaal aad ukulul oo ...