In ka badan 50 jeer oo aan Taleefan qarsoodi ah kula hadlay (muddadii xabsiga), Maxay ahayd farriintii ugu qaalisanayd een ka helay by Ismaciil Cali

In ka badan 50 jeer oo aan Taleefan qarsoodi ah kula hadlay (muddadii xabsiga), Maxay ahayd farriintii ugu qaalisanayd een ka helay?

Kadib markay Saraakiisha Tigreegu usoo bandhigeen laba doorasho midkood:
1) Inuu Jig-jiga tago, lana shaqeeyo maamulka dad-cunka ah ee Cabdi iley, taas baddalkeedana lasiiyo nolol-wanaagsan iyo amni (Guryo, Baabuur iyo Lacag) iyo
2) Inuu diido una diyaar-garoobo cawaaqibka ka dhasha madax adaygiisa.

Markii uu xogtaas ii sheegay isagoo afka dhulka ku haya, waxaan siiyey talo nuxurkeedu ahaa: Sharaftaada adigaa ka go’aan gaadhikara laakiin mustaqbalkaaga kama go’aan gaadhikartid (Diid wixii aan kuu qalmin, Masiirkaagana ilaahay uddaa).

Wuxuu igu yidhi: Aniga laba arrimood midna i qaadimayso —Insha allaah:
A ) Fulaynimo iyo naf jacayl i qaadimaayaan oo mararka qaarkood waxaaban qawadaa (Saluugaa) nolosha sababtoo ah waxaan Meydkooda midba geed hoostii maalin kaga dhaqaaqay boqolaal ama kumanaan wiil oo nin qartii (Xulkii/labeentii) ummadda ah;
B ) Cunguri-waynina i qaadimayso, oo cuntada iyo cabitaanka waxaan ugu jeclahay Caanaha Geela, iyagana maalintii Galaas (koob) baan ka cabbaa, haddaan waayana Saxan-yar oo Bariis ah ayaan cunaa oo igu filan. Sidaa awgeed anigoo intaasi igu filan tahay majirto sabab aan karaamadayda ugu iibsado hungiri iyo dhal-dhalaal adduunyo!.

Ilaahay mahaddii, maantuu u’aayey adkaysigii ay Tigreegu Madax-adayga ku sheegeen.

——
Fiiro-gaar ah: Maadaama oo uu N/hure Cabdikariim xorriyaddiisii dib u helay, ehelkiisii iyo saaxiibadii halgankana dib ula midoobey insha Allaah, xusuustaa kooban ayaan kusoo afmeerayaa qoraallo tiro badan oo aan Qaddaydiisa ka qoray mararka qaarkoodna reer Nabad iyo Nolol igu tilmaaneen nin meel-maag leh, Wasiirana iga Block-gareeyeen bogagooda baraha bulshada.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Dowladda Itoobiya oo ku dhawaaqday war ka farxiyey Ciidamada Liyuu Booliska
- Aug 15, 2018
Taliye sare oo ka tirsan ciidamada milatariga Itoobiya sareeye gaas Maxamed Tesema islamarkaasna ah ...
Daawo:Maraykanka ayuu wax ku soobartay wuxuuna Shaah ku iibiyaa Hargeisa.
- Aug 15, 2018
Daawo:Maraykanka ayuu wax ku soobartay wuxuuna Shaah ku iibiyaa Hargeisa.
Daawo Warbixin Murugo leh:Dil loo qorsheeyay Qalbi Dhagax,qaabkii uu kaga badbaaday iyo Dhiibistiisi.
- Aug 15, 2018
Daawo Warbixin Murugo leh:Dil loo qorsheeyay Qalbi Dhagax,qaabkii uu kaga badbaaday iyo Dhiibistiisi.
Daawo Warkii Ugu Dambeeyay Ee Ogaadeeniya
- Aug 15, 2018
Waxaa Isbad Badalaya Xaalada Siyaasadeed Ee Ogadenia Hadaba Halkan kadaawo Warkii ugudambeeay oo amuurtaasi ...
Daawo Magaalada Diridabo Oo ay kasocdaan Hawlo Nabadayn
- Aug 15, 2018
Kadib Dagaalo Kul Kulul Oo Dad Soomaali ah lagu laayay Ayaa Waxaa Kulmay Odayaasha ...
Press Release: OYSU Delegation Arrives in Jigjiga.
- Aug 15, 2018
Press Release 14/08/2018 OYSU Delegation Arrives in Jigjiga On August 14th 2018, Ogaden Youth and Student Union ...
JIG JIGA. JAWAABTA IGA SOO BAXDAY WAFUUDA OYSU EE DALKI HOOYO JOOGTA IYO KALA WAR LA,AANTA SHACABKA DIBADA.
- Aug 15, 2018
Hello, xoghaya guud ayaan ku salaamay mudane shaafi sheikh abdi shaafi shilaabo ka dib ...
Saraakiisha Ethiopia oo Su’aalo Layeeshay marwadii Abdi ilay iyo Wasiiradiisii
- Aug 15, 2018
Isbadalada Kadhacay Deeganka Ma aha Mid laqiyaasi karo Waxaana Saraakiisha Ethiopia oo Su'aalo Layeeshay ...
Trump oo Laga Duubay Cajal Kale oo Qarsoodi Ah.
- Aug 15, 2018
Haweenay la taliye horey ugu ahayd madaxweyne Donald Trump ayaa baahisay cajalad sir ah ...
AASAASKII JABHADDA WADDANIGA XOREYNTA OGADENIYA (ONLF)
- Aug 15, 2018
Aasaaskii Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya (ONLF) Kaddib markii uu hoos u dhacay muuqaalkii siyaasadeed iyo ...