Wararkii u danbeyeey Maxaad Kala Socotaa Xaalada Adis abab iyo Shirar Xasaasi ah,M Yusuf Xaaji,Axmed Madoobe iyo .

Magaalada Adis ababa oo tan iyo habeenimadii Xalay ay ku sii qulqulayeen Mas’uuliyiin ka socotay Dalka Kenya,deegaanada Jubbaland iyo Xubno ka tirsan Ururka ONLF,ayaa Waxaa ka soo baxaya Xogo hoose oo tibaaxaya in Xubnahanaas ay Xidhiidho dhab ah la Sameeyeen Xafiiska Ra’isulwasaaha Ethiopia isla Markaan  ay kulamo la qaateen,Mas’uuliyiin uu kamid yahay Wasiirka Arimaha dibadan dalka Ethiopia oo kamid aha Xubnihii Magaalada Jigjiga tagay dhawaan.

 

Mas’uuliyiinta Waxaa kamid ah Hon:Maxamed Yusuf Xaaji iyo Dr Maxamud Ugaas oo labadu ay si toos ah ooga mid ahaayeen Wadahalo mudo dheer u Socoday Dowladda Ethiopia iyo Ururka ONLF,Waxaan la Filayaa Socdaalkooda ay qaybta tahay arinta ay horey oogu jireen ee Wadahaladii.

 

Sidan aan Xogtan ku helay Mas’uuliyiinta oo ahaa Xubno Xog ogaal u ahaa  Xaalada deegaanada Soomaalida  ee ay Xiisadu ka taagantagay,ayaa Mas’uuliyiintan Kala hadalay in la dajiyo Xiisadaha isla Markaan si dhab ah loo wajoho Xaalada Magaalada Jigjiga iyo guud ahaan deegaanada Somalida.

 

Dhanka Kale Magaalada Diri-dhabo iyo Magaalooyinka Kale ee deegaanka oo ay kamid tahay Caasimada Jigjiga ayaa wali Waxaa ka Socda Rabshado Xoog  badan kuwaas oo ay dad ku dhinteen isla Markaan ay Boqolaal dad ah ay ku barokaceen.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Dowladda Itoobiya oo ku dhawaaqday war ka farxiyey Ciidamada Liyuu Booliska
- Aug 15, 2018
Taliye sare oo ka tirsan ciidamada milatariga Itoobiya sareeye gaas Maxamed Tesema islamarkaasna ah ...
Daawo:Maraykanka ayuu wax ku soobartay wuxuuna Shaah ku iibiyaa Hargeisa.
- Aug 15, 2018
Daawo:Maraykanka ayuu wax ku soobartay wuxuuna Shaah ku iibiyaa Hargeisa.
Daawo Warbixin Murugo leh:Dil loo qorsheeyay Qalbi Dhagax,qaabkii uu kaga badbaaday iyo Dhiibistiisi.
- Aug 15, 2018
Daawo Warbixin Murugo leh:Dil loo qorsheeyay Qalbi Dhagax,qaabkii uu kaga badbaaday iyo Dhiibistiisi.
Daawo Warkii Ugu Dambeeyay Ee Ogaadeeniya
- Aug 15, 2018
Waxaa Isbad Badalaya Xaalada Siyaasadeed Ee Ogadenia Hadaba Halkan kadaawo Warkii ugudambeeay oo amuurtaasi ...
Daawo Magaalada Diridabo Oo ay kasocdaan Hawlo Nabadayn
- Aug 15, 2018
Kadib Dagaalo Kul Kulul Oo Dad Soomaali ah lagu laayay Ayaa Waxaa Kulmay Odayaasha ...
Press Release: OYSU Delegation Arrives in Jigjiga.
- Aug 15, 2018
Press Release 14/08/2018 OYSU Delegation Arrives in Jigjiga On August 14th 2018, Ogaden Youth and Student Union ...
JIG JIGA. JAWAABTA IGA SOO BAXDAY WAFUUDA OYSU EE DALKI HOOYO JOOGTA IYO KALA WAR LA,AANTA SHACABKA DIBADA.
- Aug 15, 2018
Hello, xoghaya guud ayaan ku salaamay mudane shaafi sheikh abdi shaafi shilaabo ka dib ...
Saraakiisha Ethiopia oo Su’aalo Layeeshay marwadii Abdi ilay iyo Wasiiradiisii
- Aug 15, 2018
Isbadalada Kadhacay Deeganka Ma aha Mid laqiyaasi karo Waxaana Saraakiisha Ethiopia oo Su'aalo Layeeshay ...
Trump oo Laga Duubay Cajal Kale oo Qarsoodi Ah.
- Aug 15, 2018
Haweenay la taliye horey ugu ahayd madaxweyne Donald Trump ayaa baahisay cajalad sir ah ...
AASAASKII JABHADDA WADDANIGA XOREYNTA OGADENIYA (ONLF)
- Aug 15, 2018
Aasaaskii Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya (ONLF) Kaddib markii uu hoos u dhacay muuqaalkii siyaasadeed iyo ...