XOG MUHIIM AH:Magacaabistii Madaxwaynaha Cusub ee Jigjiga iyo Xaalada Jigjiga ee Galbta.

Wararka aan ka helayno Magaalada Jigjiga ee Xarunta Maamulka Kililka ayaa Sheegaya in guud ahaan deegaanka gaar ahaan Magaalada Jigjiga uu isbadalay Jawiga Magaalada kadib Markii gudiga Fulinta Maamulkaas ay ku dhawaaqeen in Madaxwaynihii deegaanku uu Xilkii ka dagay isla Markaana gudiga Fulinta Maamulka Kiliku ay si KMG ah Madaxwaynaha deegaanka oogu Magacaabeen Axmed Cabdi Maxamed oo ahaa Xubin kamid ah gudiga Fulinta ahaan Wasiirkii Maaliyada Maamulka Kililka.

 

Isbadalka Gudiga Fulinta Maamulka Kililka ay imanaysa kadib Markii ilaa Xalay ay Socdeen wadahalo u dhexeeya Maamulka Kililka  iyo Wafdi ka socday DF Ethiopia,oo cadaadis Xoog badan saaray Madaxwaynihii hore ee deegaanka Cabdi Iley,oo isaga diiday in uu si toos ah isu casilo.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

Xogta hoose ee aan ka helayno Magaada Jigjiga ayaa Sheegaysa in Mas’uuliyiinta Maamulka Kililku ay go aanka gaadheen Kadib Markii ay Shirar wadatashi yeeshaan waxgaradka deegaanka iyo Siyaasiyiin daneeya Xaalada Gobolka,waxayna kaga hortagayeen in Dowladda dhexe ay gaadho go anaaka isbadalka Maamulka Kililka lagu samayno.

 

Sidan aan Warar hoose ku helay Cadaadiska DF Ethiopia kagaga imanayey Maamulka Deegaanka ayaa Sababay isbadalka deg deg ah, Dhankale DF Ethiopia Wali kama soo bixin wax war ah oo ku saabsan isbadalka Maamulka Kililka lagu sameeyey.

XOGAHA MUHIIMKA AH IYO WARARKA DANBE KALA SOCO OGADEN24.NET

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Dowladda Itoobiya oo ku dhawaaqday war ka farxiyey Ciidamada Liyuu Booliska
- Aug 15, 2018
Taliye sare oo ka tirsan ciidamada milatariga Itoobiya sareeye gaas Maxamed Tesema islamarkaasna ah ...
Daawo:Maraykanka ayuu wax ku soobartay wuxuuna Shaah ku iibiyaa Hargeisa.
- Aug 15, 2018
Daawo:Maraykanka ayuu wax ku soobartay wuxuuna Shaah ku iibiyaa Hargeisa.
Daawo Warbixin Murugo leh:Dil loo qorsheeyay Qalbi Dhagax,qaabkii uu kaga badbaaday iyo Dhiibistiisi.
- Aug 15, 2018
Daawo Warbixin Murugo leh:Dil loo qorsheeyay Qalbi Dhagax,qaabkii uu kaga badbaaday iyo Dhiibistiisi.
Daawo Warkii Ugu Dambeeyay Ee Ogaadeeniya
- Aug 15, 2018
Waxaa Isbad Badalaya Xaalada Siyaasadeed Ee Ogadenia Hadaba Halkan kadaawo Warkii ugudambeeay oo amuurtaasi ...
Daawo Magaalada Diridabo Oo ay kasocdaan Hawlo Nabadayn
- Aug 15, 2018
Kadib Dagaalo Kul Kulul Oo Dad Soomaali ah lagu laayay Ayaa Waxaa Kulmay Odayaasha ...
Press Release: OYSU Delegation Arrives in Jigjiga.
- Aug 15, 2018
Press Release 14/08/2018 OYSU Delegation Arrives in Jigjiga On August 14th 2018, Ogaden Youth and Student Union ...
JIG JIGA. JAWAABTA IGA SOO BAXDAY WAFUUDA OYSU EE DALKI HOOYO JOOGTA IYO KALA WAR LA,AANTA SHACABKA DIBADA.
- Aug 15, 2018
Hello, xoghaya guud ayaan ku salaamay mudane shaafi sheikh abdi shaafi shilaabo ka dib ...
Saraakiisha Ethiopia oo Su’aalo Layeeshay marwadii Abdi ilay iyo Wasiiradiisii
- Aug 15, 2018
Isbadalada Kadhacay Deeganka Ma aha Mid laqiyaasi karo Waxaana Saraakiisha Ethiopia oo Su'aalo Layeeshay ...
Trump oo Laga Duubay Cajal Kale oo Qarsoodi Ah.
- Aug 15, 2018
Haweenay la taliye horey ugu ahayd madaxweyne Donald Trump ayaa baahisay cajalad sir ah ...
AASAASKII JABHADDA WADDANIGA XOREYNTA OGADENIYA (ONLF)
- Aug 15, 2018
Aasaaskii Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya (ONLF) Kaddib markii uu hoos u dhacay muuqaalkii siyaasadeed iyo ...