Maxaa ka jira inuu Cabdi ilay Yahay Madaxwaynaha Kililka ?

Waxaa laga dabaal dagayaa Magaa looyinka waawayn ee deegaanka sida Qabridahar, dhagaxbuur, Goday, iyo magaalooyin kale kadib markii ay soo baxday in la soo celiyay CABDI MAXAMED  CUMAR  OO la sheegay inuu yahay Madaxwaynaha Kililka

Cabdi maxamed cumar Is la manta  ayay Ciidamo mullatari ahi Kaqaadeen Jigjiga  waxaa kaloo ay wararku sheegayaan kadib qaadistiisa in loogu baaqay ciidamada New polis kai nay Hubka dhigaan .

Majirto Cid faah faahin ka bixisay Maamulka Deegaanka  iyo Ka fadaralka Qaadida Iyo Soo celinta madaxwaynihii hore ee kililka.

Dhanka kale waxaa manta kadhacay jigjiga iyo nawaaxigeeda Dagaalo lagu laayay Dad badan oo shacab ah una dhaxeeyay Xoogaga oromada iyo Shacabka Somalida.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Dowladda Itoobiya oo ku dhawaaqday war ka farxiyey Ciidamada Liyuu Booliska
- Aug 15, 2018
Taliye sare oo ka tirsan ciidamada milatariga Itoobiya sareeye gaas Maxamed Tesema islamarkaasna ah ...
Daawo:Maraykanka ayuu wax ku soobartay wuxuuna Shaah ku iibiyaa Hargeisa.
- Aug 15, 2018
Daawo:Maraykanka ayuu wax ku soobartay wuxuuna Shaah ku iibiyaa Hargeisa.
Daawo Warbixin Murugo leh:Dil loo qorsheeyay Qalbi Dhagax,qaabkii uu kaga badbaaday iyo Dhiibistiisi.
- Aug 15, 2018
Daawo Warbixin Murugo leh:Dil loo qorsheeyay Qalbi Dhagax,qaabkii uu kaga badbaaday iyo Dhiibistiisi.
Daawo Warkii Ugu Dambeeyay Ee Ogaadeeniya
- Aug 15, 2018
Waxaa Isbad Badalaya Xaalada Siyaasadeed Ee Ogadenia Hadaba Halkan kadaawo Warkii ugudambeeay oo amuurtaasi ...
Daawo Magaalada Diridabo Oo ay kasocdaan Hawlo Nabadayn
- Aug 15, 2018
Kadib Dagaalo Kul Kulul Oo Dad Soomaali ah lagu laayay Ayaa Waxaa Kulmay Odayaasha ...
Press Release: OYSU Delegation Arrives in Jigjiga.
- Aug 15, 2018
Press Release 14/08/2018 OYSU Delegation Arrives in Jigjiga On August 14th 2018, Ogaden Youth and Student Union ...
JIG JIGA. JAWAABTA IGA SOO BAXDAY WAFUUDA OYSU EE DALKI HOOYO JOOGTA IYO KALA WAR LA,AANTA SHACABKA DIBADA.
- Aug 15, 2018
Hello, xoghaya guud ayaan ku salaamay mudane shaafi sheikh abdi shaafi shilaabo ka dib ...
Saraakiisha Ethiopia oo Su’aalo Layeeshay marwadii Abdi ilay iyo Wasiiradiisii
- Aug 15, 2018
Isbadalada Kadhacay Deeganka Ma aha Mid laqiyaasi karo Waxaana Saraakiisha Ethiopia oo Su'aalo Layeeshay ...
Trump oo Laga Duubay Cajal Kale oo Qarsoodi Ah.
- Aug 15, 2018
Haweenay la taliye horey ugu ahayd madaxweyne Donald Trump ayaa baahisay cajalad sir ah ...
AASAASKII JABHADDA WADDANIGA XOREYNTA OGADENIYA (ONLF)
- Aug 15, 2018
Aasaaskii Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya (ONLF) Kaddib markii uu hoos u dhacay muuqaalkii siyaasadeed iyo ...