Deg deg:warbxin hada soodhacday oo lagu xaqiray shacabka Gobolka Ogaadeeniya lagu xasuuqayo.

Warbixin ay soo saartay hay’adda xuquuqul insaanka dalka Ethiopia ayaa sheegaysa in dagaalada qowmiyadeed ee ka jira xuduudaha Oromia iyo Soomaalida dalka Ethiopia lagu dilay shacab Soomaaliyeed oo gaaraya 451 qof, laguna dhaawacay 251 qof oo si daran loo jirdilay.

Sidoo hay’addu ku sheegtay warbixinteeda in weeraradan ay ka qeybgaleen ciidamada booliska Oromia oo laga hayo kiisas ka badan sagaal (9) gabdhood oo ay kufaadeen Oromada, waxaa kaloo lagu xusay warbixinta hay’adda in illaa 30 ruux oo Soomaali lagu la’yahay rabshadaha ka socda.xuduuda labada qowmiyadood kuwaasoo aan noollal iyo geerin midna lagu hayn.

Dhinaca kale warbixinta ayaa aheegtay in ciidamada Liyou Police ay ayaguna weeraro ka.geysteen magaalooyinka ku dhow xuduudaha kuna dilleen 196 qof oo Oromo ah, isla markaana dhaawaceen 88 ruux oo ay ku jiraan saraakiil Police oo ka tirsan gobolka Oromia.

Ayada oo warbixintaan ay ka soo baxayso xafiiska hay’adda xuquuqul insaanka ee dalka Ethiopia ayay hadana indhaha iska tirtay wax ka qabashadeeda dowladda uu hogaamiye Aby Ahmed, oo ku mashquulsan inuu fowdo ku sii jiro dhulka Soomaalida si ay u gaaraan danaha qowmiyadda haysa talada talada dalkaas.

Mahir Jama Adam

WARAR DHEERAADA HOOS KA DAAWO

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Dowladda Itoobiya oo ku dhawaaqday war ka farxiyey Ciidamada Liyuu Booliska
- Aug 15, 2018
Taliye sare oo ka tirsan ciidamada milatariga Itoobiya sareeye gaas Maxamed Tesema islamarkaasna ah ...
Daawo:Maraykanka ayuu wax ku soobartay wuxuuna Shaah ku iibiyaa Hargeisa.
- Aug 15, 2018
Daawo:Maraykanka ayuu wax ku soobartay wuxuuna Shaah ku iibiyaa Hargeisa.
Daawo Warbixin Murugo leh:Dil loo qorsheeyay Qalbi Dhagax,qaabkii uu kaga badbaaday iyo Dhiibistiisi.
- Aug 15, 2018
Daawo Warbixin Murugo leh:Dil loo qorsheeyay Qalbi Dhagax,qaabkii uu kaga badbaaday iyo Dhiibistiisi.
Daawo Warkii Ugu Dambeeyay Ee Ogaadeeniya
- Aug 15, 2018
Waxaa Isbad Badalaya Xaalada Siyaasadeed Ee Ogadenia Hadaba Halkan kadaawo Warkii ugudambeeay oo amuurtaasi ...
Daawo Magaalada Diridabo Oo ay kasocdaan Hawlo Nabadayn
- Aug 15, 2018
Kadib Dagaalo Kul Kulul Oo Dad Soomaali ah lagu laayay Ayaa Waxaa Kulmay Odayaasha ...
Press Release: OYSU Delegation Arrives in Jigjiga.
- Aug 15, 2018
Press Release 14/08/2018 OYSU Delegation Arrives in Jigjiga On August 14th 2018, Ogaden Youth and Student Union ...
JIG JIGA. JAWAABTA IGA SOO BAXDAY WAFUUDA OYSU EE DALKI HOOYO JOOGTA IYO KALA WAR LA,AANTA SHACABKA DIBADA.
- Aug 15, 2018
Hello, xoghaya guud ayaan ku salaamay mudane shaafi sheikh abdi shaafi shilaabo ka dib ...
Saraakiisha Ethiopia oo Su’aalo Layeeshay marwadii Abdi ilay iyo Wasiiradiisii
- Aug 15, 2018
Isbadalada Kadhacay Deeganka Ma aha Mid laqiyaasi karo Waxaana Saraakiisha Ethiopia oo Su'aalo Layeeshay ...
Trump oo Laga Duubay Cajal Kale oo Qarsoodi Ah.
- Aug 15, 2018
Haweenay la taliye horey ugu ahayd madaxweyne Donald Trump ayaa baahisay cajalad sir ah ...
AASAASKII JABHADDA WADDANIGA XOREYNTA OGADENIYA (ONLF)
- Aug 15, 2018
Aasaaskii Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya (ONLF) Kaddib markii uu hoos u dhacay muuqaalkii siyaasadeed iyo ...