Wararkii ugu danbeeyey ee Gudaha Ogaadeeniya naga soo gaadhay iyo Xarunta dhexe ee JWXO

Wararka naga sòo gaadhaya wadanka Ogadeniya gaar ahaan Xarunta Dhere ee Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya (CWXO) ayaa waxay sheegayaan in dagaal dhexmaray shacab iyo kooxda hawaarinta. Warkan ayaa sheegaya in shacab gaadhi saarraa ay kooxda hawaarintu dhaawac u gaysteen.

Warkan ayaa intaas ku daraya in shalay Jumcihii taariikhduna ay ahayd 10/8/18 deegaanka lagu magacaabo Dhurwaa – Hararaf oo degmada Wardheer ee xarunta gobolka Doolo katirsan waxay hawaarintu xabad ku fureen gaadhi shacab urarraa waxaana ku dhaawacmay 4 qof oo shacab ah.

Isla taariikhdan 10/8/18 meesha loo yaqaano Balli-Dhiig oo degmada Gaashaamo ee Gobolka Jarar katirsan waxay shacabkii tuuladaasi werareen kooxdii hawaarinta ee deganayd tuladaa waxaana lawareegay tuladii shacabkii hawaarintina way kacarareen tuuladii waxayna shacabkii gacanta ku dhigeen hub iyo saanad aad u badan.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Dowladda Itoobiya oo ku dhawaaqday war ka farxiyey Ciidamada Liyuu Booliska
- Aug 15, 2018
Taliye sare oo ka tirsan ciidamada milatariga Itoobiya sareeye gaas Maxamed Tesema islamarkaasna ah ...
Daawo:Maraykanka ayuu wax ku soobartay wuxuuna Shaah ku iibiyaa Hargeisa.
- Aug 15, 2018
Daawo:Maraykanka ayuu wax ku soobartay wuxuuna Shaah ku iibiyaa Hargeisa.
Daawo Warbixin Murugo leh:Dil loo qorsheeyay Qalbi Dhagax,qaabkii uu kaga badbaaday iyo Dhiibistiisi.
- Aug 15, 2018
Daawo Warbixin Murugo leh:Dil loo qorsheeyay Qalbi Dhagax,qaabkii uu kaga badbaaday iyo Dhiibistiisi.
Daawo Warkii Ugu Dambeeyay Ee Ogaadeeniya
- Aug 15, 2018
Waxaa Isbad Badalaya Xaalada Siyaasadeed Ee Ogadenia Hadaba Halkan kadaawo Warkii ugudambeeay oo amuurtaasi ...
Daawo Magaalada Diridabo Oo ay kasocdaan Hawlo Nabadayn
- Aug 15, 2018
Kadib Dagaalo Kul Kulul Oo Dad Soomaali ah lagu laayay Ayaa Waxaa Kulmay Odayaasha ...
Press Release: OYSU Delegation Arrives in Jigjiga.
- Aug 15, 2018
Press Release 14/08/2018 OYSU Delegation Arrives in Jigjiga On August 14th 2018, Ogaden Youth and Student Union ...
JIG JIGA. JAWAABTA IGA SOO BAXDAY WAFUUDA OYSU EE DALKI HOOYO JOOGTA IYO KALA WAR LA,AANTA SHACABKA DIBADA.
- Aug 15, 2018
Hello, xoghaya guud ayaan ku salaamay mudane shaafi sheikh abdi shaafi shilaabo ka dib ...
Saraakiisha Ethiopia oo Su’aalo Layeeshay marwadii Abdi ilay iyo Wasiiradiisii
- Aug 15, 2018
Isbadalada Kadhacay Deeganka Ma aha Mid laqiyaasi karo Waxaana Saraakiisha Ethiopia oo Su'aalo Layeeshay ...
Trump oo Laga Duubay Cajal Kale oo Qarsoodi Ah.
- Aug 15, 2018
Haweenay la taliye horey ugu ahayd madaxweyne Donald Trump ayaa baahisay cajalad sir ah ...
AASAASKII JABHADDA WADDANIGA XOREYNTA OGADENIYA (ONLF)
- Aug 15, 2018
Aasaaskii Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya (ONLF) Kaddib markii uu hoos u dhacay muuqaalkii siyaasadeed iyo ...