Shaqa Joojin Usameeyay Garoonka Diyaaradaha Ee Addis Ababa,+ Sababta.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee caasimada Itoobiya ayaa sheegaya in uu habeenimadii xalay xaninmay garoonka diyaaradaha ee magaalada Addis Ababa, wuxuuna gabi ahaanba hakad kuyimid dulimaadkii iyo dagitaankii diyaaradaha.

Sida xogta aan kuhelayno garoonka diyaaradaha ee magaalada Addis Ababa ayay biyo kusoo fataheen kadib roobab kada’ay magaalada Addis Ababa iyo niwaaxigeeda, waxaana lasoo warinayaa in ay gudaha garoonka biyo buuxsameen.

Shirkada diyaarada ee Ethiopian Airlines ayaa lagu dhaleeceeyay taxadar la’aanta dhinaca garoonka iyo waliba masuuliyad darada kamuuqata shirkada, waxaana lagu eedeeyay in aysan uqalmin in ay maamusho garoonka wayn ee magaalada Addis Ababa oo ah garoon aad mashquul u ah.

Shirkada diyaaradaha ee Itoobiya oo maalinkasta xaraysa malaayiin lacag ah ayaa lasheegay in aysan kharash galinin garoomada wadanka iyo diyaaradaha Itoobiya kuwaas oo tayo ahaan aan fiicnayn, waxaana lasheegayaa in uu shirkada ladagay musuq maasuq.

Garoonka caalamiga ah ee magaaladaAddis Ababa ayaa lasheegayaa in markasta oo roob uu da’o ay biyo soogalaan isla markaana ay diyaaraduhu xanibmaan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo: Madaxweyne Waare oon Heshiis Lama Filaan ah lagalay Dowalada Fadaraalka
- Sep 19, 2018
Waxaa hadal lama filaan ahi kasoo baxay Madaxwaynaha Hirshabeelle Maxamed cabdi Waare kaasi oo ...
Daawo Wararkii ugu dambeeyay ee jigjiga Iyo Dulmi Diid oo kushiray.
- Sep 19, 2018
Wararka magaala jigjiga naga soo gaaraya waxaa kamida Dhaqdhaqaaqa Dulmi Diid oo shir jaraa'id ...
Daawo: Wadahadalkii ONLF & Ethiopia oo Bilowday Iyo Heshiis Hordhac ah.
- Sep 19, 2018
Waxaa Magaalada Asmara Kasocda wadahadallo udhaxeeya O N L F iyo Ethiopia Waxayna shaaciyeen ...
HASSAN SH MOHAMOUD MAXUU XAMAR KU ARKAY MAALMAHAN UU JOOGAY
- Sep 19, 2018
Madaxwaynihii Horee Soomaaliya Xasan Sheekh Mohamud ayaa dhawaan kusoo laabatay Muqdisho Hadaba halkan ka ...
Daawo:Dareenka dadwaynaha Heshiiska Is Afgarad ee ONLF iyo Itobiya.
- Sep 19, 2018
Shacabka Somaalida Ogadenia ayaa si Taxadar leh usoo dhoweeyay Heshiiska Is Afgaradka Hordhaca ah ...
Maxaan u Halgamaynay? oo Geerida isugu xukunay ?.
- Sep 19, 2018
Geeridu waa waxa ugu Khadhaadh ee Nooluhu si iskumid ah uga wada cabsado Bini'aadmiguna ...
Daawo:Gar-naqsiga Axmed madobe iyo Ergadii Farmaajo u diray.
- Sep 19, 2018
Waxaa magaalada Kismaayo Kulan xasaasiya kuyeeshay xubno isugu Jira Labada Aqal ee Barlamaanka Somaaliya ...
U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending operations on Wednesday.
- Sep 19, 2018
Out of an abundance of caution the U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending ...
Daawo Gobay Wadani ah Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf
- Sep 18, 2018
Gabay Guubaabo Wadani ah iyo Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf Daawasho Wacan.
O N L F iyo Ethiopia oo wada hadal Uga bilawday Asmara
- Sep 18, 2018
Waxaa magaalada Asmara ee xarunta dalkaERITREA ku kulmay Wefti kasocda Dowladda Itoobiya iyo Madaxada ...