Mudaharaad balaadhan oo maalinkii Labaad Addis ababa kasocda.

Magaalada Addis ababa ee xarunta Gumaysiga Itobiya ayaa saaka ku Waabariistay mudaharaad balaadhan oo xayiray Qaar-kamida Jidadka muhiimka ah waawayn ee magalada.

Mudaharaadkan oo soo bilaabay maalinimadii shalay ayaa waxaa dhigaya Bulshada loo Yaqaano Raya oo Asal ahaan kasoo Jeeda Axmarada, waxayna Qomiyadani kacabanaysaa cadaalad-daro ay sheegeen inay kala kulmeen mamuladii kala dambeeyay ee soo maray Itobiya.

Mudaharaadayaasha Maalinkii Labaad ku Guda Jira mudaharaadka ee Qomiyada Raya ayaa kudoodaya inay dulmi badan kala kulmeen maamuladii kahoreeyay kan Abiy, oo sida ay sheegeen ku Khasbay inay kamid noqdaan Gobolka Tigrey oo Af iyo dhaqan toona aysan lawadaagin, isla markaanu uu kadhaxeeyo looltan dhinaca dhulka ah.

Maamulkii wayaanaha ee Zinawi ayaa si Khasaba qoomiyada Raya ugu daray Gobolka Tigrey, waxayna qoomiyadu Wajahday sida ay kudoodayaan dhibaatooyin badan intii lagu daray Gobolka Tigrey.

Mudaharaadayaasha bulshada Raya ayaa sheegay in dadkoodii maxaabiista ahaa ee maamulka Tigreega u xidhnaa ay wali xidhan yihiin halka dadkii kale ee Itoobiyaanka ahaa ay kafaa’iidaysteen cafiskii guud ee Abiye Axmed, sidaa darteedna ay Waajib tahay in mamulka Abiy uu Qaado Talaabo lagu bad baadinay Guud ahaan bulshada Raya oo kujirta xaalad adag sida ay Hadalka u dhigeen.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo: Madaxweyne Waare oon Heshiis Lama Filaan ah lagalay Dowalada Fadaraalka
- Sep 19, 2018
Waxaa hadal lama filaan ahi kasoo baxay Madaxwaynaha Hirshabeelle Maxamed cabdi Waare kaasi oo ...
Daawo Wararkii ugu dambeeyay ee jigjiga Iyo Dulmi Diid oo kushiray.
- Sep 19, 2018
Wararka magaala jigjiga naga soo gaaraya waxaa kamida Dhaqdhaqaaqa Dulmi Diid oo shir jaraa'id ...
Daawo: Wadahadalkii ONLF & Ethiopia oo Bilowday Iyo Heshiis Hordhac ah.
- Sep 19, 2018
Waxaa Magaalada Asmara Kasocda wadahadallo udhaxeeya O N L F iyo Ethiopia Waxayna shaaciyeen ...
HASSAN SH MOHAMOUD MAXUU XAMAR KU ARKAY MAALMAHAN UU JOOGAY
- Sep 19, 2018
Madaxwaynihii Horee Soomaaliya Xasan Sheekh Mohamud ayaa dhawaan kusoo laabatay Muqdisho Hadaba halkan ka ...
Daawo:Dareenka dadwaynaha Heshiiska Is Afgarad ee ONLF iyo Itobiya.
- Sep 19, 2018
Shacabka Somaalida Ogadenia ayaa si Taxadar leh usoo dhoweeyay Heshiiska Is Afgaradka Hordhaca ah ...
Maxaan u Halgamaynay? oo Geerida isugu xukunay ?.
- Sep 19, 2018
Geeridu waa waxa ugu Khadhaadh ee Nooluhu si iskumid ah uga wada cabsado Bini'aadmiguna ...
Daawo:Gar-naqsiga Axmed madobe iyo Ergadii Farmaajo u diray.
- Sep 19, 2018
Waxaa magaalada Kismaayo Kulan xasaasiya kuyeeshay xubno isugu Jira Labada Aqal ee Barlamaanka Somaaliya ...
U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending operations on Wednesday.
- Sep 19, 2018
Out of an abundance of caution the U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending ...
Daawo Gobay Wadani ah Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf
- Sep 18, 2018
Gabay Guubaabo Wadani ah iyo Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf Daawasho Wacan.
O N L F iyo Ethiopia oo wada hadal Uga bilawday Asmara
- Sep 18, 2018
Waxaa magaalada Asmara ee xarunta dalkaERITREA ku kulmay Wefti kasocda Dowladda Itoobiya iyo Madaxada ...