Tigreega oo kudhawaaqay inay difaacanayaan dhulkoda iyo dawladooda.

Xiisad colaadeed oo in dhowaalaba u dhaxaysay Qomiyadaha Axmarada iyo Tigreega ayaa Gaadhay Heerkii ugu xumaa, waxaana wasiirka Isgaadhsiinta iyo xidhiidhka dadwaynaha ee mamulka Tigreega uu kudhawaaqay inay difaacayaan Jiritaanka dawladnimada Tigreega iyo dhulkeeda.

Shir Jaraa’id oo uu kuqabtay magalada Maqale Fiidnimadii xalay ayuu sheegay in Aqalka Federationka Itobiya oo xaq ah kan xaqa u leh inuu kajawaabo muranka dhuleed oo dhex-mara Qomiyadaha uusan wax Jawaab ah kabixinin wax uu ugu Yeedhay daan-daansi dhul boobka ah ee mamulka Axmaradu ugu duulay dhulka Tigreega.

Waxaa uu sheegay madaxa Isgaadhsiinta iyo xidhiidhka ee mamulka Tigreegu inay Haatan iska difaacayaan weerarada Garadarada ah ee uga imaanaya Qomiyada Axmarada oo uu sheegay inay colaad Isir Nacayba u Qabaan dadka Tigreega.

Wasiirka Isgaadhsiinta Tigreega ayaa Ra’isal wasaaraha Itobiya ku Eedeeyay inuu dabada kariixaya abaabulka cusub ee ladoonayo in lagu weeraro dadka iyo dawlada Tigreega, waxaa se Wacad uu kumaray inay u dhigi doonaan casharo Taariikhiya cid kaste oo iskudayda inay Faragalin kusamayso mamulka iyo dhulka Tigreega.

Dhawaaqa iyo Hanjabaada Qayaxan ee kasoo Yeedhay mamulka Tigreega ayaa kadambaysay kadib markii deegaamo Horay uga Tirsanaan dhulka Axmarada oo ay Tigreegu si xooga ku qaateen intii kooxda TPLF xukunka haysay, ay Haatan mamulka Axmarada iyo waxgaradkoodu sheegeen inay Waajib tahay in dhulkaasi dib loogu soo celiyo Gacanta dadkii laga xoogay ee Axmarada.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo: Madaxweyne Waare oon Heshiis Lama Filaan ah lagalay Dowalada Fadaraalka
- Sep 19, 2018
Waxaa hadal lama filaan ahi kasoo baxay Madaxwaynaha Hirshabeelle Maxamed cabdi Waare kaasi oo ...
Daawo Wararkii ugu dambeeyay ee jigjiga Iyo Dulmi Diid oo kushiray.
- Sep 19, 2018
Wararka magaala jigjiga naga soo gaaraya waxaa kamida Dhaqdhaqaaqa Dulmi Diid oo shir jaraa'id ...
Daawo: Wadahadalkii ONLF & Ethiopia oo Bilowday Iyo Heshiis Hordhac ah.
- Sep 19, 2018
Waxaa Magaalada Asmara Kasocda wadahadallo udhaxeeya O N L F iyo Ethiopia Waxayna shaaciyeen ...
HASSAN SH MOHAMOUD MAXUU XAMAR KU ARKAY MAALMAHAN UU JOOGAY
- Sep 19, 2018
Madaxwaynihii Horee Soomaaliya Xasan Sheekh Mohamud ayaa dhawaan kusoo laabatay Muqdisho Hadaba halkan ka ...
Daawo:Dareenka dadwaynaha Heshiiska Is Afgarad ee ONLF iyo Itobiya.
- Sep 19, 2018
Shacabka Somaalida Ogadenia ayaa si Taxadar leh usoo dhoweeyay Heshiiska Is Afgaradka Hordhaca ah ...
Maxaan u Halgamaynay? oo Geerida isugu xukunay ?.
- Sep 19, 2018
Geeridu waa waxa ugu Khadhaadh ee Nooluhu si iskumid ah uga wada cabsado Bini'aadmiguna ...
Daawo:Gar-naqsiga Axmed madobe iyo Ergadii Farmaajo u diray.
- Sep 19, 2018
Waxaa magaalada Kismaayo Kulan xasaasiya kuyeeshay xubno isugu Jira Labada Aqal ee Barlamaanka Somaaliya ...
U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending operations on Wednesday.
- Sep 19, 2018
Out of an abundance of caution the U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending ...
Daawo Gobay Wadani ah Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf
- Sep 18, 2018
Gabay Guubaabo Wadani ah iyo Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf Daawasho Wacan.
O N L F iyo Ethiopia oo wada hadal Uga bilawday Asmara
- Sep 18, 2018
Waxaa magaalada Asmara ee xarunta dalkaERITREA ku kulmay Wefti kasocda Dowladda Itoobiya iyo Madaxada ...