5 Sano ayay Jeel Ogaadeen Saygeeda Cunto ugu gayn jirtay balse ma noolayn waa horw ayuu dhintay.

Gabadhi 5 sano xabsiga ninkeeda cuntada ugu gayn jigjiga, halkii todobaad walbana laba maalmood oo kamid ah ay xabsiga tagi jirtay si ay ugu geyso cunto iyo dhar saygeeda. Laga gudoomi jiray, wuu fiican yahay mar walba loogu jawaabi jiray. Iyadoon arkin Shantaa Sanaba Wali niyadeedu aysan ka samrin.

Waaga dhawayd ee markii maxaabiista laga soo daynayay, iyadoo faraxsan oo xabsiga caruurtedi la hortaagan oo sugaysa ninkeedi, lagu yidhi walal 4 sano ka hor ayuuba ninkaagi geeriyoday.!!!!

Kaaga sii darane, Safar Dheer bay soo gashay, oo Gobolka shabeele ama Goday ayay ka soo safartay, markay maqashat soo daynta halkaas oo ay ku maqnayd in muddo ah,
Maalina saygeeda intuu xidhnaa Indho kama qaadin, Malaha xataa qalbigeedu waa ka samri Lahaa haday arki lahayd xataa isagoo la garaacayo, loomaba ogolayn inay aragto xataa sanadkii uu jeelka ku jiray ee uu noolaa intaan la dilin ka hor, meel meydkiisa la geeyayna lahaynin ilaa iyo al aankan.

Bal dhanka kalena, shaqsigaas iyo caruurteeda Wakhti xaadirkan Ma ka warami kartaa?
Dareen kaagu siduu noqon Lahaa, hadii aad ku jiri lahayd booska
Gabadhaas?

Sidoo kale waxa jira 5 nin oo jeelka kasoo baxay iyadoo dumarkoodii la dumaaley (la guursaday) 10 qof oo indho la, 4 qof oo dhego beelay
Iyo 15 qof oo curyaamay

Xuquuqda Qoraalka: Jigjiga

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending operations on Wednesday.
- Sep 19, 2018
Out of an abundance of caution the U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending ...
Daawo Gobay Wadani ah Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf
- Sep 18, 2018
Gabay Guubaabo Wadani ah iyo Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf Daawasho Wacan.
O N L F iyo Ethiopia oo wada hadal Uga bilawday Asmara
- Sep 18, 2018
Waxaa magaalada Asmara ee xarunta dalkaERITREA ku kulmay Wefti kasocda Dowladda Itoobiya iyo Madaxada ...
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
- Sep 18, 2018
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
Deg deg:Go’aamo Hordhaca oo kasoo baxay wada Hadalkii ONLF iyo Itobiya.
- Sep 18, 2018
Waxaa Fiidnimadii caawa kasoo dhamaaday magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea wada Hadalo Halkaasi ...
Deg Deg Daawo: Somaliya iyo Ethiopia Oo ku Guulaystay inay Heshiisiiyan Jabuuti iyo Eritrea
- Sep 18, 2018
Deg Deg Daawo: Somaliya iyo Ethiopia Oo ku Guulaystay inay Heshiisiiyan Jabuuti iyo Eritrea
Daawo Qoomiyadihii Aan Oromada ahaynoo Is Bahaystay Lana wareegay Adis ababa
- Sep 18, 2018
Waxaa Magaalada ADIS ABABA ee xarunta Dalka ethiopia ka socda dagaal aad ukulul oo ...
Daawo Abwaan Ahmed Budul oo Dhaanto Amaan Cajiib ah utiriyay Ahmed Madoobe
- Sep 18, 2018
Dhaanteeye Ahmed Budul ismaaciil ayaa maanso dhaanto amaan ah utiriyay Maamul Goboleedka Jubbaland Daawasho ...
Nuxurka warbixinta Wargayska Bloomberg kaqoray Go’aanka Jabhada ONLF & Wada Hadalka Itobiya.
- Sep 18, 2018
Ururka mucaaradka ah ee Itobiya dagaalka kula Jiray ayaa sheegay in ay dalbanayaan afti ...
Topnews: EPRDF oo shirwayne aan caadi ahayn Laysugu Yeedhay & Abiy oo seeftu saaran tahay.
- Sep 18, 2018
Isbahaysiga EPRDF ee Talada dalka Itobiya mudada dheer kasoo ariminayay oo kaduulaya xaalada cakiran ...