Ma ilaawi doono Geesiyaashii Naftooda u Huray ladagaalanka Gumaysigii 27-kii sano,

Madaxwaynaha dawlada deegaanka Somaalida Mudane Mustafe Cag-jar ayaa cabiray dareenkiisa Halgankii khadhaadhaa ee shacabka ree Ogadenia lasoo Galeen Talika Kooxdii macangaga ahayd ee TPLF, waxaanu madaxwayne Mustaf balan qaaday in Naftood Hurayaashii difaaca sharafka Ummadooda u Shahiiday loo samayn doono waxa ay mudan yihiin.

Cagjar waxaa uu sheegay in dhamaan Geesiyaashii dhiiga u Huray sharafka Ummadooda iyo Xoriyada inaan marna la ilaawi doonin ayna kudhex Noolyihiin Quluubta Guud ahaan Ummada Somaalida Ogadenia, waxaana uu sidaasi kuyidhi Qoraalkan oo uu ku Faafiyay bartiisa Facebooka.

Our hearts bleed for the thousands of our men and women killed by the tyrannical state in the last 27 years and beyond.

We will soon hold a vigil and remember our dead. No nation can move forward without honoring its heroes. Tens of thousands of Somalis died to liberate their people from oppression and humiliation.

They can not just remain forgotten victims. They have to be with us in spirit.

The unspeakable war crimes committed against our people must be told!

“Wuxuu qalbigu nala dhiigayaa kumanaan rag iyo dumar ah uu naga dilay nidaamkii macangaga ahaa 27 kii sano ee lasoo dhaafay, waxaan u samayn doonaa xusuus intaan kuwaynay halgankaas.”

“Ma jirto Ummada Horay u socon karta iyadoon xurmaynayn Halyeeyadooda, Tobanaan kun oo soomaali ah ayaa naftooda u huray ladagaalanka gumaysiga si dadkoodu xoriyad iyo sharaf ugu noolaadaan,”.

“Dhiigoodu ciyaar ma noqon doono, Mana iloobi doono, quluubtay nagala joogaan”

“Dambiyadii dagaal ee shacabkeena kadhanka Horayna aan looga hadal waa in aduunku maqlo.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending operations on Wednesday.
- Sep 19, 2018
Out of an abundance of caution the U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending ...
Daawo Gobay Wadani ah Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf
- Sep 18, 2018
Gabay Guubaabo Wadani ah iyo Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf Daawasho Wacan.
O N L F iyo Ethiopia oo wada hadal Uga bilawday Asmara
- Sep 18, 2018
Waxaa magaalada Asmara ee xarunta dalkaERITREA ku kulmay Wefti kasocda Dowladda Itoobiya iyo Madaxada ...
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
- Sep 18, 2018
Deg Deg Daawo:Jabhada ONLF iyo Ethiopia oo hesiis kala saxiixday.
Deg deg:Go’aamo Hordhaca oo kasoo baxay wada Hadalkii ONLF iyo Itobiya.
- Sep 18, 2018
Waxaa Fiidnimadii caawa kasoo dhamaaday magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea wada Hadalo Halkaasi ...
Deg Deg Daawo: Somaliya iyo Ethiopia Oo ku Guulaystay inay Heshiisiiyan Jabuuti iyo Eritrea
- Sep 18, 2018
Deg Deg Daawo: Somaliya iyo Ethiopia Oo ku Guulaystay inay Heshiisiiyan Jabuuti iyo Eritrea
Daawo Qoomiyadihii Aan Oromada ahaynoo Is Bahaystay Lana wareegay Adis ababa
- Sep 18, 2018
Waxaa Magaalada ADIS ABABA ee xarunta Dalka ethiopia ka socda dagaal aad ukulul oo ...
Daawo Abwaan Ahmed Budul oo Dhaanto Amaan Cajiib ah utiriyay Ahmed Madoobe
- Sep 18, 2018
Dhaanteeye Ahmed Budul ismaaciil ayaa maanso dhaanto amaan ah utiriyay Maamul Goboleedka Jubbaland Daawasho ...
Nuxurka warbixinta Wargayska Bloomberg kaqoray Go’aanka Jabhada ONLF & Wada Hadalka Itobiya.
- Sep 18, 2018
Ururka mucaaradka ah ee Itobiya dagaalka kula Jiray ayaa sheegay in ay dalbanayaan afti ...
Topnews: EPRDF oo shirwayne aan caadi ahayn Laysugu Yeedhay & Abiy oo seeftu saaran tahay.
- Sep 18, 2018
Isbahaysiga EPRDF ee Talada dalka Itobiya mudada dheer kasoo ariminayay oo kaduulaya xaalada cakiran ...