M. Mustaf iyo Jawar oo Diridhaba kuwajahan xili Oromodu dil & Af duub kagaysatay Tuli Guled.

Maleeshiyada Qiirooga oo Garab kahelaya maleeshiyada mamulka Oromada ee Liyuu Hailka ayaa maalinimadii shalay weerar Fulaynima ah kuqaaday deegaanka Geed Caano oo Hoostaga degmada Tuli Guuleed, waxayna Halkaasi kudileen 2-muwaadin waxaana dhaawac ah 3-kale Halka ay Af-duubteen 5-ruux oo kale.

Maleeshiyada mamulka Oromada ayaa sii Joogtaynaysa xasuuqa bahal-nimada ah ee ay kuhayso shacabka aan Hubaysnayn ee Somaaliyeed, kadib markii ay waayeen cid kula xisaabtanta fal dambiyeedyada foosha xun ee kuhayaan dadka maxasta iyo Birmagaydada ah.

Hadaba iyada oo wali ay banaanka Yaalaan maydadkii sida Kibirka ah ay shalay u dileen maleeshiyada Oromadu sidoo kalana aan Geeri iyo Nolol midna lagu Ogayn dadkii kale ee ay ka Af-duubteen deegaanka Geed Caano, ayaa waxaa soo baxay in madaxwayne Mustaf iyo cunsuriga Jawaar lagu magacaabo ay kusoo wajahan yihiin magalada Diridhaba.

Warkani oo Ogaden24 uu soo Gaadhsiiyay muwaadin kusugan magalada Addis ababa oo lasocda xogta madaxwayne Mustaf, ayaa hadii uu xaqiiqa noqdo waxaa uu meel kadhac kunoqonaya Haykalka dawladnimo ee Somaalida iyo sharafka madaxwaynaha.

Madaxwayne Mustaf waa Hogaamiyaha Ummad kabadan 8-milyan waxaana masuuliyadi kasaaran tahay ilaalinta sharafka iyo Qiyamka Ummadaasi leedahay, mana Jirto sabab uu isula simo shakhsi aanay jirin wax xil ah oo uu kahayo mamulada Addis ababa iyo kan Oromada, bal e ay kucadahay abaabulida Fal-dambiyeedyo lagu xasuuqay shacab badan oo Somaaliyeed.

Madaxwayne Mustaf waa inuu xiisada Labada bulsho kala xaalaa Hogaanka dhigiisa ah ee mamulka Oromada waana in Labada dhinac kudadaalaan sidii loo xakamayn lahaa weerarada lagu-hayo shacabka Somaaliyed ee kudhaqan deegaamada dhaca xadka Labada bulsho iyo kuwa kunool Gudaha dhulka Oromada.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo: Xaaladii ugu dambaysay ee SS, Wadahadalkii ONLF iyo Ethiopia, iyo Xogta ina ilay
- Sep 22, 2018
Xaaladii ugu dambaysay ee Somali State, Wadahadalkii ONLF iyo Ethiopia EE Asmara, iyo Xogta ...
Daawo Xubinta Kalamaan ee Maanta oo aad uxiiso Badan
- Sep 21, 2018
Waa Xubin Xog waran ah oo maadaysan Kalamaan kala Soco Halkan Daawasho wacan.
Deg Deg:qofkii labadaad oo Toogasho lagu dilo maanta Magaalada Muqdisho Dayax iimaan Xasan
- Sep 21, 2018
waxaa goor dhawayd maagalada Muqdisho lagu dilay Dayax Iimaan Xasan oo ahaa wiil dhalinyaro ...
Deg Deg:Gabadh Ardayad ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho.
- Sep 21, 2018
Waxa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka soomaliya maanta lagu dilay Aamina Xuseen Xasan oo ...
Daawo Madaxwayne Mustafe Cagjar OO Kasbaday Quluubta Malaayiin Soomaali ah
- Sep 21, 2018
Waxaa Lagu Soo Koobay Muuqaalkan Hadaladii Ugu Muhiimsanaa EE kujiray Khudbadihii Madaxwaynaha Deegaanka Daawasho ...
Daawo Waamaxay Sababta Darmuuska Loojajabinaayo Kenya ?
- Sep 21, 2018
Waxaa baraha bulshada ka muuqanaayay Falaasado Laja jabinaayo Lagana soo dhex saaraayo wax yaabo ...
Daawo Barnaamijka Fanka Iyo Suugaanta Waraysi Abwan Gurbiye iyo Avocado
- Sep 21, 2018
Barnaamijka Raad raaca Suugaanta iyo Waraysi aad uxiiso Badan abwaan Gurbiye Daawasho wacan.
Daawo Full Xafladdii Lagu Taageerayay Go’aankii Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada
- Sep 21, 2018
Waxaa magaalda Nairob kadhacay Xaflad lagu Taageerayo Go aanka Golaha Iskaashiga Maamul Goboleed yada ...
War dhiilo xambaarsan oo kasoo baxaya Somaalida ku Gu’doonsan dhulka Oromada.
- Sep 21, 2018
Waxaa warar Naxdin iyo dhiilo Argagax leh xambaarsan ayaa kasoo Kordhay Kumanaanka Qoys ee ...
Xisbiga Oromada ee OPDO oo magacii iyo Astaantii ba iska badalay.
- Sep 21, 2018
Xili siyaasada Itobiya ay baaxaa dagayso laguna dhawaaqay shirwayne wakhtigiisii laga soo Hormariyay oo ...