Daawo:Wararkii ugu dambeeyay ee Geeska Africa Ogadenia iyo xaalada Addis ababa.

Waxaad Halkan kaga bogataa wararka iyo warbixinadii ugu dambeeyay ee xaalada wadanka Ogadenia Hawlaha kasocda magaalada Addis ababa ee xarunta Gumaysiga Itobiya oo iyana maanta Gashay marxalad Hor leh iyo dareenka dalalka ree Galbeedku ay ka muujiyeen xaalada Guud ahaan Itobiya e’ daawasho wanaagsan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo: Xaaladii ugu dambaysay ee SS, Wadahadalkii ONLF iyo Ethiopia, iyo Xogta ina ilay
- Sep 22, 2018
Xaaladii ugu dambaysay ee Somali State, Wadahadalkii ONLF iyo Ethiopia EE Asmara, iyo Xogta ...
Daawo Xubinta Kalamaan ee Maanta oo aad uxiiso Badan
- Sep 21, 2018
Waa Xubin Xog waran ah oo maadaysan Kalamaan kala Soco Halkan Daawasho wacan.
Deg Deg:qofkii labadaad oo Toogasho lagu dilo maanta Magaalada Muqdisho Dayax iimaan Xasan
- Sep 21, 2018
waxaa goor dhawayd maagalada Muqdisho lagu dilay Dayax Iimaan Xasan oo ahaa wiil dhalinyaro ...
Deg Deg:Gabadh Ardayad ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho.
- Sep 21, 2018
Waxa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka soomaliya maanta lagu dilay Aamina Xuseen Xasan oo ...
Daawo Madaxwayne Mustafe Cagjar OO Kasbaday Quluubta Malaayiin Soomaali ah
- Sep 21, 2018
Waxaa Lagu Soo Koobay Muuqaalkan Hadaladii Ugu Muhiimsanaa EE kujiray Khudbadihii Madaxwaynaha Deegaanka Daawasho ...
Daawo Waamaxay Sababta Darmuuska Loojajabinaayo Kenya ?
- Sep 21, 2018
Waxaa baraha bulshada ka muuqanaayay Falaasado Laja jabinaayo Lagana soo dhex saaraayo wax yaabo ...
Daawo Barnaamijka Fanka Iyo Suugaanta Waraysi Abwan Gurbiye iyo Avocado
- Sep 21, 2018
Barnaamijka Raad raaca Suugaanta iyo Waraysi aad uxiiso Badan abwaan Gurbiye Daawasho wacan.
Daawo Full Xafladdii Lagu Taageerayay Go’aankii Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada
- Sep 21, 2018
Waxaa magaalda Nairob kadhacay Xaflad lagu Taageerayo Go aanka Golaha Iskaashiga Maamul Goboleed yada ...
War dhiilo xambaarsan oo kasoo baxaya Somaalida ku Gu’doonsan dhulka Oromada.
- Sep 21, 2018
Waxaa warar Naxdin iyo dhiilo Argagax leh xambaarsan ayaa kasoo Kordhay Kumanaanka Qoys ee ...
Xisbiga Oromada ee OPDO oo magacii iyo Astaantii ba iska badalay.
- Sep 21, 2018
Xili siyaasada Itobiya ay baaxaa dagayso laguna dhawaaqay shirwayne wakhtigiisii laga soo Hormariyay oo ...