Faallo : Xaalada maamul ee Laanta Masjidul-Aclaha Deegaanka

Majliska arimaha Diinta ee deegaanka soomaalidu waa laan kamida hay’adaha dawlada una taagan hawlo diimeed iyo kuwa siyaasadeedba, Kuwa diimeed waxaa kamida :-
• Arimaha Xajka iyo xujayda arimaha masaajidyada iyo abaabulka diimeed oodhan Gaar ahaan munaasabadaha ciidda iyo wixii lamida
• Arimaha siyaasadeed waxaa kamida:- in ay dawlada dhaxe cabirto dhaqdhaqaaq diimeedka ka jiri kara ismaamulka iyo soomali wayntaba sida xarakada Alshabaab iyo inta fikir ahaan kudhawaan karta iyo in lagala socdo qaab koboca diimeed ee gobalka si loo xakameeyo , in la abuuro culumo si toosa ugu xidhan sirdoonka sare ee qaran iyo ciidanka qalabka sida si la isooga kaashado waxii xiniin leh ee diin kufikira ka hortageedda.
•Taariikhda Laan diimeedkan waa mid aan qurux badnayn qaab dhismeed ahaana waa mid marba urur diimeed loo dhiibo Markay soo xaroodeen ururkii AL-ITIXAAD la odhan jiray waxaa la helay waxogaa fasax ah dhinaca diinta inkstoon iyaga xubin muhiim ah aan laga siin hadana nifis ay diintu heshay buu ahaa maadaama Qaskii dhanka diinta ahaa ee sagaashameeyadii ururkaas dadkii sabab u ahaa diinta in la ugaadhsado inkastoo ururku waxwalba lagu eedayn karin hadana gacan ka hadal diimaysan cidna mayna uga horayn al itixaad.
• Markay isku dhaceen cabdi mohsmud omar madaxwaynihii hore ee kililka iyo AL-ITIXAAD Dawladii cabdi waxay u dhiibtay nimanka suufiyo, shaadhkaasna loogu soo istaagi jiray.
• laakin xaqiiqadooda qarsooni Axbaash ahayd dawlawada fadaraalka ahna taageero aan xuduud lahayn ka haysatay.
• Axbaashtu waa ururdiimeed dano siyaasadeed aduunka ka maagan sida kuwa kalaba laakin diinta hoos udhac ka sameeyay, faragalin diimeed oo siyaasadaysan badanaa iyo faragalin qaab qabiil u muuqatay.
• Asxbaashtu nuurkeeda ay sii dhax marisay sheekh nadiir iyo qaraabadiisa arimihii diiintana dardaaran iyo dhaxal ku heley dhinaca siyaasada ka timid halka waxaa lagula wareegay masaajidyo malcaamado jeelka sumcada xuna waxaa loo taxaabay rag loo gartay culumo wax baadhid ahna aan helin.
• Maamulkii cabdi markuu dhacay waxaa ku soo booday kursiga urur diimeed qarsoonaa kaas oo mustafe cagjar fasax ka haystay .
• waxay soo dhiseen maamulkii majliska waxay xilka u dhiibeen intii xubin ahayd intii aan ahayna way ka qaadeen xilka waxaa marki hore laga qaaday urur qarsoon waxaana loo dhiibay urur qarsoon, waxaa laga qaaday niman in ay shiica yihiin dafirsan laakin ah, waxaa loo dhiibay urur diimeed qarsoon wadankana aan kadiwaangashanayn, Qaabka gudiga sare loo soo xulayna waa qaab la huwiyay qabiil sidii sheekh nadiir sameeyay ookale.
• Laakin xubinna dagmadiisii lagama soodooran lakin sidaas yaa dadka looga dhigay .
• Xubin kasta waxuu ku yimid kamid ahaansho ururdiimeed qarsoon, sidaasna nadir yaa samayn jiray waxaa laga qaaday sheekh nadiir oo ka soo jeeda Iimey waxaa loo dhiibay sheekh axmed aabi isla iimayda ah ilma adeer dhaw .
• Cilmigayu magaadhin sababta labaddan wadaad ee labbadan urur ee qarsoon horjooga ka aha loogu soo celcelin bulsho lagu qiyaasay 8milyan oo naf!!!!!!!!
• Dawladiii cabdi Nadiir waxay ugu dhiibtay diinta kuxumayn loogu talagalay al itixaad iyo nashaad iyo sheekh ibraahim dheere oo nolashan kaleh damac siyaasadeed (diinta faafinteedda kasaw siday bulshada u sheegaan.) Dawladdan mustafe oo ilaa hadda cidda taladda ugu dambaysa iskaleh aan la aqoon ayaa iyayaduna sh nadiir isagoo ku xumayn u dhiibtay sheekh axmed aabi oo isaguna xidhidh wanaagsan la leh ciidanka.
• Waxaan sii tilmaami karaa dawladan innay majliska u isticmali doonto qaab Heegaysan oo u faafin doonta dacaayad siyaasadaysn.

• W/Q mr .A .A . Xiis

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo: Madaxweyne Waare oon Heshiis Lama Filaan ah lagalay Dowalada Fadaraalka
- Sep 19, 2018
Waxaa hadal lama filaan ahi kasoo baxay Madaxwaynaha Hirshabeelle Maxamed cabdi Waare kaasi oo ...
Daawo Wararkii ugu dambeeyay ee jigjiga Iyo Dulmi Diid oo kushiray.
- Sep 19, 2018
Wararka magaala jigjiga naga soo gaaraya waxaa kamida Dhaqdhaqaaqa Dulmi Diid oo shir jaraa'id ...
Daawo: Wadahadalkii ONLF & Ethiopia oo Bilowday Iyo Heshiis Hordhac ah.
- Sep 19, 2018
Waxaa Magaalada Asmara Kasocda wadahadallo udhaxeeya O N L F iyo Ethiopia Waxayna shaaciyeen ...
HASSAN SH MOHAMOUD MAXUU XAMAR KU ARKAY MAALMAHAN UU JOOGAY
- Sep 19, 2018
Madaxwaynihii Horee Soomaaliya Xasan Sheekh Mohamud ayaa dhawaan kusoo laabatay Muqdisho Hadaba halkan ka ...
Daawo:Dareenka dadwaynaha Heshiiska Is Afgarad ee ONLF iyo Itobiya.
- Sep 19, 2018
Shacabka Somaalida Ogadenia ayaa si Taxadar leh usoo dhoweeyay Heshiiska Is Afgaradka Hordhaca ah ...
Maxaan u Halgamaynay? oo Geerida isugu xukunay ?.
- Sep 19, 2018
Geeridu waa waxa ugu Khadhaadh ee Nooluhu si iskumid ah uga wada cabsado Bini'aadmiguna ...
Daawo:Gar-naqsiga Axmed madobe iyo Ergadii Farmaajo u diray.
- Sep 19, 2018
Waxaa magaalada Kismaayo Kulan xasaasiya kuyeeshay xubno isugu Jira Labada Aqal ee Barlamaanka Somaaliya ...
U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending operations on Wednesday.
- Sep 19, 2018
Out of an abundance of caution the U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending ...
Daawo Gobay Wadani ah Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf
- Sep 18, 2018
Gabay Guubaabo Wadani ah iyo Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf Daawasho Wacan.
O N L F iyo Ethiopia oo wada hadal Uga bilawday Asmara
- Sep 18, 2018
Waxaa magaalada Asmara ee xarunta dalkaERITREA ku kulmay Wefti kasocda Dowladda Itoobiya iyo Madaxada ...