Itobiya oo sheegtay inay Hal Gooba ku xasuuqday shabaabkii ugu badnaa.

Dawlada Itobiya ayaa tan iyo intii uu xilka lawareegay Abiy Ahmed waxay markii ugu Horaysay shaacisay inay ciidamadeedu xasuuqeen shabaabkii ugu badnaa.

Warbaahinta Afka dawlada kuhadasha ee Fana oo soo xignaysa Taliyaha ciidamada Cirka General Yilma Merdassa ayaa sheegtay in duqaymo Qorshaysan oo ciidanka cirku Gudaha Somaaliya ka fuliyay lagu xasuuqay in kabadan 70-maleeshiyada kooxda Shabaab ah.

Taliye Yilma waxaa uu sheegay in Hawlgalka oo ah mid Qorshaysan lagaga Hortagay weerar kooxda shabaab doonaysay inay kuqaadaan cutub katirsan ciidanka Itobiya oo kusugan Gudaha Somaaliya Qaybna ka ah Hawlgalka Amisom.

Generalku masheegin Goobta ay kuxasuuqeen maleeshiyada shabab iyo Goorta weerarku dhacay toona waxaa se uu ku Faanay inay Duqayntaasi kagaadheen Guul Taariikhi ah ayna dhabarka kaga Jabiyeen kooxda Shabaab sida uu hadalka u dhigay

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka

Daawo: Madaxweyne Waare oon Heshiis Lama Filaan ah lagalay Dowalada Fadaraalka
- Sep 19, 2018
Waxaa hadal lama filaan ahi kasoo baxay Madaxwaynaha Hirshabeelle Maxamed cabdi Waare kaasi oo ...
Daawo Wararkii ugu dambeeyay ee jigjiga Iyo Dulmi Diid oo kushiray.
- Sep 19, 2018
Wararka magaala jigjiga naga soo gaaraya waxaa kamida Dhaqdhaqaaqa Dulmi Diid oo shir jaraa'id ...
Daawo: Wadahadalkii ONLF & Ethiopia oo Bilowday Iyo Heshiis Hordhac ah.
- Sep 19, 2018
Waxaa Magaalada Asmara Kasocda wadahadallo udhaxeeya O N L F iyo Ethiopia Waxayna shaaciyeen ...
HASSAN SH MOHAMOUD MAXUU XAMAR KU ARKAY MAALMAHAN UU JOOGAY
- Sep 19, 2018
Madaxwaynihii Horee Soomaaliya Xasan Sheekh Mohamud ayaa dhawaan kusoo laabatay Muqdisho Hadaba halkan ka ...
Daawo:Dareenka dadwaynaha Heshiiska Is Afgarad ee ONLF iyo Itobiya.
- Sep 19, 2018
Shacabka Somaalida Ogadenia ayaa si Taxadar leh usoo dhoweeyay Heshiiska Is Afgaradka Hordhaca ah ...
Maxaan u Halgamaynay? oo Geerida isugu xukunay ?.
- Sep 19, 2018
Geeridu waa waxa ugu Khadhaadh ee Nooluhu si iskumid ah uga wada cabsado Bini'aadmiguna ...
Daawo:Gar-naqsiga Axmed madobe iyo Ergadii Farmaajo u diray.
- Sep 19, 2018
Waxaa magaalada Kismaayo Kulan xasaasiya kuyeeshay xubno isugu Jira Labada Aqal ee Barlamaanka Somaaliya ...
U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending operations on Wednesday.
- Sep 19, 2018
Out of an abundance of caution the U.S. Embassy in Addis Ababa is suspending ...
Daawo Gobay Wadani ah Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf
- Sep 18, 2018
Gabay Guubaabo Wadani ah iyo Abwaan Bashiir Abdi Yuusuf Daawasho Wacan.
O N L F iyo Ethiopia oo wada hadal Uga bilawday Asmara
- Sep 18, 2018
Waxaa magaalada Asmara ee xarunta dalkaERITREA ku kulmay Wefti kasocda Dowladda Itoobiya iyo Madaxada ...