Deg Deg: Madax Katirsan JWXO & Shacabka Qabridahare oo Shir Ufurmay.

Deg Deg: Madax Katirsan JWXO & Shacabka Qabridahare oo Shir Ufurmay.

Waxaa hada magaalada Qabridahare kasocota qabanqaabada Shir balaadhan oo ay yeelanayaan madax katirsan JWXO iyo shacabka ree Qabridahare.

Kulankan oo ah mid siwayn loosoo qorsheeyay waxaa kasoo qayb galay ama kaqaybgalkiisa isu diyaarinayay qaybaha kala duwan ee bulshada Qabridahare kudhaqan sida waxgaradka, hooyooyinka iyo dhalinyaro si qurux badan ugu soolabisatay calanka JWXO.

Shirkan oo ay kahadli doonaan madax sarsare oo katirsan Jabhada ONLF, waxaana kulankan looga gol leeyahay Midnimada iyo isku duubnida balshada Soomaalida Ogadenia oo mudo dheer kala qaybin iyo kala qoqob kusoo jirtay.

Wixii kasoo baxa shirkaas Isha kuhay ONA.

Qabridahare.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Daawo:Kooxda China Group-ka Jigjiga oo Filim soo Jilay dambina isku cadaynaya.
- Oct 22, 2018
Mid kamida dhalinyaradii China Groupka ee Gabdhaha Jigjiga ku Qaawinayay ayaa muqaal laga soo ...
Kooxdu Dulmi-diid ma’ahayne Nidaam diid bay Ahaayeen! boobka Jigjiga kasocda.
- Oct 22, 2018
Maanta magaalada Jijiga waxaad Ku Arkaysaa dhaqan Diin Islaam iyo mid Gaal midna Aan ...
Daawo:Dhibaatada iyo baahida Barakacayaasha duleedka magalada Shilaabo.
- Oct 22, 2018
Degmada Shilaabo ee Gobolka Qoraxay oo kamida meelihii dhibaatada ugu daran ay kagaysteen ciidamada ...
Daawo:Maxaa Kayaabiyay Salaad Cali Jeele oo markii u Horaysay Lodon kadagay.
- Oct 22, 2018
Siyaasiga caanka ah ee Salaad Cali Jeelo ayaa markii ugu Horaysay Taariikhda waxaa uu ...
Muxuu wasiirka Arimaha dibada Itobiya kayidhi Heshiiska ONLF.
- Oct 22, 2018
Wasiirka Arimaha dibada Itobiya Workneh Gebeyehu oo Hogaaminayay Ergada dhinaca Itobiya ee wada Hadalka ...