Daawo:Shacabka Godey oo cadhaysan Liyuu Police dooni mayno.
Qaybaha kala duwan ee shacabka magalada Godey oo maanta siwayn isugu diyaariyay soo dhowaynta wafdigii Jabhada ONLF ayaa kadib markii ay is Hortaageen ciidamada milateriga iyo Liyuuga oo ka Amar Qaadanaya mamulka cusub ee Gobolka waxaa ay sameeyeen mudaharaad balaadhan e, bal Hada Halkan Hoose kadaawo.
<