Deg Deg Ciidamada milatariga itoobiya oo Talada Gobolka Gambellaha lawareegay.

Waxay Xogtu Intaasi  xukuumada Itoobiya ayaa xukunka Gobolka Gambella gacanta ugalisay ciidanka Mulatariga taas oo kadhigan in xukun dag dag ah lagaliyay Gobolka Gambella.

Dadka shacabka ah ee kudhaqan Gobolka Gambella ayaa dhankooda si cadho leh uga fal celiyay talaabadan ay qaaday xukuumada Abiye Axmed, waxayna ku tilmaameen isku day lagu dhibaatayn rabo shacabka oo awalba dhibaatooyin kaladuwan ladaalaa dhacayay.

Taliska guud ee ciidanka mulatariga Itoobiya ayaa talaabadan qaaday kadib dibad baxyo iyo qulqulatooyin bilahan kasocday Gobolka Gambella، wuxuuna talisku talaabadan kutilmaamay mid lagu xaqiijinayo amaanka Gobolka.

Gudiga Comond Post ga looyaqaano ee Itoobiya oo inata badan gobalada qalaalaasuhu kajiro maamula ayaa gobolka Gambellaha udaabulay ciidamo fadaraal ah, waxaana soobaxaya dareen xoogan oo shacabku ay kaqabaan ciidamadan ladul keenay.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Guul Wadayaasha Mustafe sax iyo Khalad ba ku Taageersan !.
- Feb 20, 2019
Marka Qaddiyada ummada kadhaxaysa iyo maslaxadda shaqsigu ay isku ekaadaan waxaa dhab ah inay ...
Daawo:Itobiya oo Jaadkii u badnaa Garoonka Xamar kadajisay.
- Feb 20, 2019
Garoonka diyaaradaha magalada Muqdisho ee caasimada Somaaliya waxaa saaka caga-dhigtay diyaarado wada Jaadkii ugu ...
Qabridahar waa madaxa magaaloyinka deegaanka.
- Feb 20, 2019
Qabridahare (Qabridaar) waa magaalo Taariikhi ah waxay ka da’a wayn tahay magaalada Goday iyo ...
Daawo:Xilibanad Muna Key oo ka Qayb Gashay Somaali Fashion show.
- Feb 20, 2019
Xilibanada Fashioniska ah ee Muna Key ayaa Wacdaro kadhigtay Somaali International Show lagu Qabtay ...
Daawo:Mid kamida Wadooyinka xidhiidhisa Gobolka Nogob.
- Feb 20, 2019
Gobolada Nogob iyo Erer oo kamida Gobolada ugu waawayn wadanka Ogadenia waxay kamid yihiin ...