Daawo:Ciidanka Liyuu Police-ka oo Masaajid dhisanaya.
Ciidamada Liyuu Police-ka ee dawlada degaanka Somaalida oo Horay u ahaa ciidamo dhibaato badan u Gaysta dadka shacabka xaga cibaadadana aad ugu Liitay, ayaa Taliska cusub ee ciidanku waxaa uu dadaal u Galay sidii ay Noloshii caadiga ahayd dib ugu Noqon lahaayeen una Gudan lahaayen Waajibaadka Diiniga ah e, Halkan kadawo.
<