Dhaxal sugaha caalamka ugu da,ada yar caalamka oo bedeli doona boqorka marocco.

Moulay Hassan waa dhaxal sugaha boqortooyada wadanka Morocco. Waana curadka boqorka wadankaas kaaso lagu magacaabo Boqor Mohamed-kii lixaad. Wiilkan yar waxa uu dhashay 2003-dii waxaana loo magacaabay dhaxal sugaha boqortooyada dalka.

Waa 15jir leh awoodda labaad ee ugu sarraysa dalka, sidoo kale waa mid qayb wayn ka maamula shirkadaha wadankaas, hantidida u gaarka ah waxay dhan tahay $2.5Billion. Waxa uu kamid yahay caruurta ugu taajirsan dunida. (under age).

Waxaa loogu wacaa Moulay Hassan, balse marka uu kursiga boqortooyada kufariisto waxa loogu wicin Hassan-kii 3aad, sida sharciga ah.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Daawo:Farmaajo wuxuu Aaminsan yahay in xilibaanadu Waalan yihiin” xiliban Mursal.
- Dec 10, 2018
Wasiirkii Hore ee Bostada iyo Isgaadhsiinta mudane Maxamed Jaamac Mursal oo kamida Hormuudka xilibanada ...
Kuwii dilay wariye Khashuuqi uma dhiibayno Turkiga” Sucuudiga oo warkiisa cadeyay.
- Dec 10, 2018
Dowladda Sucuudi Carabiya ayaa sheegtay inaysan u gacan gelin doonin xukuumadda Turkiga dadka looga ...
Daawo:Halkii School ee degmada Cundhufu ee Canfarta lagu wareejiyay oo xidhmay.
- Dec 10, 2018
Degmada Cundhufu oo kamida deegaamadii Somaalida ee sida sharcidarada ah ay kooxdii TPLF ugu ...
Yaa kadambeeyay shaqaaqadii kadhacday Jaamacada Jigjiga.
- Dec 10, 2018
Jaamacada magaalada Jigjiga waxaa shalay kadhacday Rabshad kabilaabatay Laba kamida Ardayda oo kasoo kala ...
Daawo:Ra’iisal wasare Khayre oo u caga Juglaynaya xilibanada Barlamanka.
- Dec 10, 2018
Ra'iisal wasaraha xukuumada Somaaliya Xasan Cali Khayre ayaa weerar kulul oo dhinaca Afka ah ...