Daawo:Hogaamiye Halgame Codey Geesiga ree Godey ee Wakhtigu Ciilay.

Waxaa uu kamid ahaa Hogaaminta iyo Hormuudka Jabhadii 1964-tii dagaalka Hubaysan kala Hortagtay ciidankii Gumaysiga Itobiya ee Xayle Salase, waxaanu usoo maray Gobanimada shacabkiisa dhib badan ilaa iyo maanta oo uu cimri kujiro wakhtiguna isaga iyo Halyeeya badan oo kale kahiiliyay Hadana Go’aankiisu waa Kii e, Halkan kadaawo.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Godey oo Gurmad caafimaad u dirtay shacabka Oromadu kulaynayso Moyale.
- Dec 13, 2018
Waxaa saaka magalada Godey ee xarunta Gobolka Shabeele kabaxay Koox ama Team caafimaad oo ...
War Hada soo dhacay khasaaraha dagaalka Moyale dhimashada & dhaawaca.
- Dec 12, 2018
Sida ay xaqiijiyeen Qaar kamida muwaadiniinta Hada kusugan magalada Moyale Qaybtana ka ahaa dagaalkii ...
Daawo:Waraysi Xasaasi ah oo uu Arimo badan kaga hadlay Xoghayaha Jabhada ONLF Abdirahman Maadey.
- Dec 12, 2018
Xoghayaha Guud ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya Abdirahmaan sheikh Mahdi Maadey ayaa waxa uu ...
Dagaaladii Soomaalida iyo Oromada oo maanta Mooyaale ka soo cusboonaaday
- Dec 12, 2018
waxaa qalaalaaso saaka ka bilaw day magaalada Mooyaale ee gobolka Daawo ee dhulka soomaaliyeed ...
Daawo:Hadalkii qiimaha Badnaa ee Jigjiga uu ka jeediyay Halgame Abdikarim Qalbi dhagax
- Dec 12, 2018
Waxaa Magaalada Jigjiga si waynloogu soo dahweeyay maalmihii ina waydaartay Madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta ...