Daawo:Qalbidhagax oo markii u Horaysay si cad u weeraray Farmaajo iyo Khayre.

Naftii Hure Cabdikariin Shekh Muse Qalbidhagax oo Haatan kusugan magalada Dhuusamareeb ee xarunta dawlada Galmudug, ayaa shir bulsho oo Looqabtay waxaa markii u Horaysay uu si cad u Karbaashay Farmaajo iyo Khayre waxaanu Qalbidhagax ugu Hanjabay inay Tirsadaan maalmaha Kooban ee u Hadhay e, bal Hada Halkan kadaawo.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Godey oo Gurmad caafimaad u dirtay shacabka Oromadu kulaynayso Moyale.
- Dec 13, 2018
Waxaa saaka magalada Godey ee xarunta Gobolka Shabeele kabaxay Koox ama Team caafimaad oo ...
War Hada soo dhacay khasaaraha dagaalka Moyale dhimashada & dhaawaca.
- Dec 12, 2018
Sida ay xaqiijiyeen Qaar kamida muwaadiniinta Hada kusugan magalada Moyale Qaybtana ka ahaa dagaalkii ...
Daawo:Waraysi Xasaasi ah oo uu Arimo badan kaga hadlay Xoghayaha Jabhada ONLF Abdirahman Maadey.
- Dec 12, 2018
Xoghayaha Guud ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya Abdirahmaan sheikh Mahdi Maadey ayaa waxa uu ...
Dagaaladii Soomaalida iyo Oromada oo maanta Mooyaale ka soo cusboonaaday
- Dec 12, 2018
waxaa qalaalaaso saaka ka bilaw day magaalada Mooyaale ee gobolka Daawo ee dhulka soomaaliyeed ...
Daawo:Hadalkii qiimaha Badnaa ee Jigjiga uu ka jeediyay Halgame Abdikarim Qalbi dhagax
- Dec 12, 2018
Waxaa Magaalada Jigjiga si waynloogu soo dahweeyay maalmihii ina waydaartay Madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta ...