Daawo:Qiirada iyo Oohinta Wafdigii ONLF ee Ceelwayne iyo Hoyoyinka degmada.

Dareenka shacabka Ogadenia ma’aha mid Laqiyaasi karo oo waxaa ka Awood batay Qiirada Wadaniyadeed oo marka ay Arkaan masuul ama Naftii Hure katirsan Jabhada ONLF, ayay inta badan dadku Farxad darteed Oohinta ceshan waayaan Gaar ahaan Hooyoyinka oo ah kuwo kadeed badan cadawgu u Gaystay e, bal Hada Halkan Kadaawo.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Lemma Megersa dambiilaha Wali Talinaya.
- Dec 18, 2018
Madaxwaynaha mamulka Oromada Lemma Megersa oo safka Hore kaga Jiray dhagar-qabayaashii xasuuqa iyo xad ...
Daawo:Gudomiyaha Ururka SRDA ee ay ONLF midoobeen oo waraysi xiisa leh bixiyay.
- Dec 18, 2018
Mudane Maxamed Axmed Gudomiyaha Urur siyaasadeedka SRDA oo ay midoobeen ONLF ayna iskula kunoqdeen ...
Qayla dhaan katimid dhakhaatiirta Godey ee ku kaliyaystay dhaawaca Moyale+sawiro.
- Dec 18, 2018
Magalada Moyale waxaa kusugan Team ama Koox aad u Tirayar oo ah dhakhaatiir Gurmad ...
Daawo:Farmaajo iyo M.Biixi Midkoodna kama Hadli Karo Kala Gu’is iyo Midow.
- Dec 18, 2018
Ra'iisal wasare kuxigeenka dalka Somaaliya Mahdi Guuleed oo kahadlayay shirka Aragti Wadaaga Somaaliyeed ayaa ...
Daawo:Fanaanka Cawaale Aden oo si balaadhan Jabuuti loogu soo dhoweeyay.
- Dec 18, 2018
Kadib muda dheer oo dalkiisa uu dibad Joog uga ahaa Aragtidiisa siyaasiga ah oo ...