Magaalada Harar oo biyo la’aan kadhacday.

Magaalada Qadiimiga ah ee Harar oo kamida magaloyinka ugu waawayn wadanka Ogadenia, ayaa waxaa kataagan biyo la’aan baahsan oo saamaysay inta badan dadka kudhaqan magaalada.

Qaybaha kala duwan ee shacabka magaalada Harar ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxa ay wadeen cabasho xoogan oo ay kamuujinayaan biyo la’aanta soo wajahday, balse majirto cid ilaa iyo Hada dhag Jalaq usiisay cabashada iyo Qayla dhaanta laxidhiidha biyo la’aanta magaalada kajirta.

Bulshada Heraradi ah ee kudhaqan magaalada ayaa Labadii maalmood ee u dambaysay waxay kuwareegayeen xafiisyada iyo xarumaha kale ee dawlada, si wax looga Qabto biyo la’aanta magalada balse mamulka Heraradi ayaan wax Jawaab ah kabixin wali cabashada shacabka.

Maamulka cusub ee Abiye Axmed uu Hogaaminayo ayaan waxba kabadalin dhibaatooyinkii haystay shacabka kudhaqan wadanka Ogadenia oo magaalada Harar, ay Qayb katahay balse Nidaamka Kooxda EPRDF uu si sharcidara ah uga reebay.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Daawo:Farmaajo wuxuu Aaminsan yahay in xilibaanadu Waalan yihiin” xiliban Mursal.
- Dec 10, 2018
Wasiirkii Hore ee Bostada iyo Isgaadhsiinta mudane Maxamed Jaamac Mursal oo kamida Hormuudka xilibanada ...
Kuwii dilay wariye Khashuuqi uma dhiibayno Turkiga” Sucuudiga oo warkiisa cadeyay.
- Dec 10, 2018
Dowladda Sucuudi Carabiya ayaa sheegtay inaysan u gacan gelin doonin xukuumadda Turkiga dadka looga ...
Daawo:Halkii School ee degmada Cundhufu ee Canfarta lagu wareejiyay oo xidhmay.
- Dec 10, 2018
Degmada Cundhufu oo kamida deegaamadii Somaalida ee sida sharcidarada ah ay kooxdii TPLF ugu ...
Yaa kadambeeyay shaqaaqadii kadhacday Jaamacada Jigjiga.
- Dec 10, 2018
Jaamacada magaalada Jigjiga waxaa shalay kadhacday Rabshad kabilaabatay Laba kamida Ardayda oo kasoo kala ...
Daawo:Ra’iisal wasare Khayre oo u caga Juglaynaya xilibanada Barlamanka.
- Dec 10, 2018
Ra'iisal wasaraha xukuumada Somaaliya Xasan Cali Khayre ayaa weerar kulul oo dhinaca Afka ah ...