Madaxwaynaha deegaanka oo deeq Raashin gaadhsiiyay Dadkii ku barakacay Colaadi Gobolka Sool .

Madaxwaynaha Dawlada Deegaanka Soomaalida ayaa deeq Soo gaadhsiiyey gobolka Sool .

Deeqdan ayaa loogu tala galay dadka dhibaatadu ka soo gaadhey dagaal beeleedka Koonfurta Sool.

Waxaana uu ka koobantahay raashinkani in loogu talagalay 1500 oo qoys oo kuwaa oo iminka ku daadsan deegaano aan ahayn meelihii day ku noolaan jireen , waxaana uu madaxwaynuhu sidoo kale hawshanabadaynta u soo direy 14 isim oo uu hogaaminayo Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool Garaad Dool .


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Federalka Itobiya miyaa Oromiya ah mise Oromada ayaa Federalka Itobiya ah?.
- Jan 17, 2019
Shir kii Gudida fulinta EPRDF ayaa maalinimadii shalay ahayd ka Furmay caasimada Ethiopia ee ...
Daawo:Yaabka Nin kamida Argagixisadii weerartay Hotelka Nairobi oo Kaligii isku Qarxay.
- Jan 17, 2019
Mid kamida Argagixisadii weerartay Hotelka Nairobi oo malaha loogu Talagalay marka Qaraxa 1-aad dhaco ...
Shekh Ibrahim dheere oo mar kale dibad Joog noqday!.
- Jan 17, 2019
Sheekh Ibrahim Xusen (Ibrahin dheere) oo ah siyaasi Galaangal badan kuna caan baxay Lajaan ...
Daawo:Milateriga Itobiya waxay si Toosa ugu Hiilinayaan Canfarta.
- Jan 17, 2019
Dagaalka mamulka Canfartu kusoo Qaaday shacabka Somaaliyeed ee kudhaqan deegaamadii sida sharcidarada ah loogu ...
Magacyada Allaha u Naxariistee shacabkii maleeshiyada Canfartu xasuuqday.
- Jan 17, 2019
Maleeshiyada mamulka Canfarta oo Gacan buuxda kahelaya ciidamada milateriga Itobiya ayaa weerar Joogta ah ...