Deg deg:Dawlad Goboledyada oo digniin kasoo saaray Faragalinta dorashada Baydhaba.

Kadib markii dawlada dhexe ee Villa Somaaliya ay boqol kamida xilibanada Barlamanka Konfur Galbed u daad Guraysay magalada Muqdisho, ayna is casileen Gudigii dorashada dawlad Gobolka ee Baydhaba kawaday diyaarinta dorashada ayay Golaha iskaashiga dawlad Goboleedadu kasoo saareen digniin culus oo Farmaajo iyo Kooxdiisa ay uga digayaan Qaska dorashada Konfur Galbeed waana tan digniinta Golaha e kabogasho wanaagsan.


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Daawo:Maydadka dadkii lagu xasuuqay magalada Moyale ee wadanka Ogadenia.
- Nov 14, 2018
Maleeshiyada Hubaysan ee Qomiyada Oromada oo maalmihii lasoo dhaafay weeraro Joogta ah kuhayay daanta ...
Deg Deg: General Kinfe Dagnew & General Tekleberham Walde Arage oo Xabsiga Loo Taxaabay.
- Nov 13, 2018
Wararka haatan nasoo gaadhay ayaa waxay sheegayaan in xadka wadanka Itoobiya iyo Sudan laga ...
Deg Deg Daawo:Mustafa Cagjar oo Liyuu Police Hor leh Geeyay Degmada Dhanaan
- Nov 13, 2018
Madaxwaynha Deegaanka Mustafa Muxumad Cagjar ayaa wxa uu ciidamo hor leh u diray Degmada ...
Daawo:Madaxwaynah Deegaanka Mustafa Cagjar oo isugu yeedhay Hay,adaha ka howl gala Gobolka.
- Nov 13, 2018
Daawo:Madaxwaynah Deegaanka Mustafa Cagjar oo isugu yeedhay Hay,adaha ka howl gala Gobolka.  
Daawo:Dhiilo colaadeed oo kataagan degmada Dhanaan ee Gobolka Shabeele.
- Nov 13, 2018
Qaybaha kala duwan ee bulshada magalada Dhanaan ayaa isugu soo baxay mudaharaad balaadhan oo ...