Tigreega oo Wafdi uu General Getachew Hogaaminayo Israel u diraya.

Wafdi Heer sare ah oo kasocda mamulka Tigreega uuna Hogaaminayo Taliyihii Hore ee ciidanka Sirdoonka iyo Nabad sugida Itobiy General Getachew Assafe, ayaa kuwajahan magalada Tel-Aviv ee xarunta mamulka Israel.

Warkani oo lagu baahiyay Shabakada Tigrai Online ayaan lagu Faah Faahin u jeedada wafdiga uu Getachew Hogaaminayo, ay ugu kicitimayaan mamulka Yuhuuda oo kamid ahaa saaxiibadii kooxda TPLF xiligii ay Talada dalkaasi Itobiya Gacanta kuhaysay.

General Getachew oo dambiyo badan kagalay dadka Itobiyanka ah iyo shucuubtii kuhoos jirtay mamulkoodii Gumaysiga ahaa, ayaa isaga iyo saraakiil kale oo Tigree u badan waxaa Horay looga mamnuucay inta badan dalalka ree Galbeedka sababa laxidhiidha Tacadiyada iyo xasuuqa uu dadka Rayidka ah u Gaystay.

Boqashada Wafdigan oo sida shabakadu sheegtay aanay si rasmi ah u xaqiijin mamulka Tigreegu ayaa ah mid xukuumada Abiy ka madax banaan oo mamulka Tigreega u gaar ah, taasi oo muujinaysa in xaalada Itobiya ay haatan tahay mid Jaantaa Rogana oo kooxihii kumidaysnaa isbahaysiga EPRDF-na mid waliba iskeed isaga Nin Tooxsanayso,

 


<

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




,

Daawo:Maydadka dadkii lagu xasuuqay magalada Moyale ee wadanka Ogadenia.
- Nov 14, 2018
Maleeshiyada Hubaysan ee Qomiyada Oromada oo maalmihii lasoo dhaafay weeraro Joogta ah kuhayay daanta ...
Deg Deg: General Kinfe Dagnew & General Tekleberham Walde Arage oo Xabsiga Loo Taxaabay.
- Nov 13, 2018
Wararka haatan nasoo gaadhay ayaa waxay sheegayaan in xadka wadanka Itoobiya iyo Sudan laga ...
Deg Deg Daawo:Mustafa Cagjar oo Liyuu Police Hor leh Geeyay Degmada Dhanaan
- Nov 13, 2018
Madaxwaynha Deegaanka Mustafa Muxumad Cagjar ayaa wxa uu ciidamo hor leh u diray Degmada ...
Daawo:Madaxwaynah Deegaanka Mustafa Cagjar oo isugu yeedhay Hay,adaha ka howl gala Gobolka.
- Nov 13, 2018
Daawo:Madaxwaynah Deegaanka Mustafa Cagjar oo isugu yeedhay Hay,adaha ka howl gala Gobolka.  
Daawo:Dhiilo colaadeed oo kataagan degmada Dhanaan ee Gobolka Shabeele.
- Nov 13, 2018
Qaybaha kala duwan ee bulshada magalada Dhanaan ayaa isugu soo baxay mudaharaad balaadhan oo ...